Fariimo-Wade

Fariimo-Wade

Compartilhar

๐‡๐š๐ฅ๐ค๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐ค๐š ๐ก๐ž๐ฅ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐ญ๐š๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฌ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฌ โšฝ๐ŸŽฎ Dhallinyarada Ciyaaraha

30/10/2025

โ— Wuxu Guehi ka hor istaagay inuu dhamaystiro heshiis gebogebo marayay uu LFC ugu biiri lahaa

โ— Wuxu Liverpool ka xoogay koobka Community Shield

โ— Wuxu 3da dhibic kaga qaatay gurigiisa welibo gool daqiiqadii 97aad yimid

โ— Wuxu wacay Frankfurt si uu ugu sheego qaabka ay Liverpool uga badin lahaayeen ๐Ÿ™†โ€โ™‚๏ธ

Cawada xoolahaan hadaan waddo cad iska marin wayno caadi buu noo yeelanayaa ๐Ÿ˜€

27/11/2024

Dagaalka cusub ee VIEIRA IYO BALOTELLI

๐Ÿ—ฃ๏ธ Patrick Vieira oo ka hadlaya Mario Balotelli: โ€œUma samaysan ciyaaraha kooxda, aad ayay iigu adag tahay inaan la shaqeeyo. Waxaan rabaa in aan dib u jawaabo, ama aan ku dhufto gidaarka, ama aan uga tago isaga oo ka laadlaad katiinadiisa oo ku dul lalmeysa jaakada.

๐Ÿ—ฃ๏ธ Balotelli: "Weligay k**a tageen Nice hadii aysan ahaan laheyn Vieira."

Kulankooda Genoa wuxuu noqon doonaa mid gaar ah ๐ŸŽ† ๐Ÿฟ

Photos from Fariimo-Wade's post 24/11/2024

-UPs. Southampton FC vs Liverpool fc
๐ŸŽฎGame action and take the points.
Which team?โšฝ

24/11/2024

๐—ฃ๐—ฎ๐˜‚๐—น ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—น๐—ฒ๐˜€๐Ÿ—ฃ๏ธ๐ŸŽ™๏ธ: ๐—ฅ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ฅ๐—ฒ๐˜‚๐—ฏ๐—ฒ๐—ป ๐—”๐—บ๐—ผ๐—ฟ๐—ถ๐—บ, ๐—พ๐—ผ๐—ณ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฎ ๐˜„๐˜‚๐˜‚ ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ, ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜…๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฌ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐—ฏ๐—ป๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐˜†๐—ฎ๐—ฟ ๐˜†๐—ถ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐˜†๐—ฟ, ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ต ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ณ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ถ๐—ถ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ด๐—ฎ.

๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜…, ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜…๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฌ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐—ฏ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ. ๐—ฅ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ถ๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ถ ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ผ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ.

๐— ๐—ฎ ๐˜€๐˜‚๐—ด๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ ๐—ถ๐—ป๐˜‚๐˜‚ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ.

23/11/2024

Manchester City Xaalada ay ku sugan tahay labadii bilood ee la soo dhaafay๐Ÿ˜‚

22/11/2024

Happy 30th birthday to Manchester United's assistant coach Carlos Fernandes ๐Ÿฅณ

Our Coach Fernandes Is Younger Than Our Captain Fernandes

21/11/2024

๐Ÿšจ- Ruben Amorim waxa uu keenayaa nin muhiim ah oo ka gudba cadawga, waxa uu wax ka qaban karaa dhibaatadii ugu waynayd ee Man Utd.

Magaciisu waa Paulo Barreira, waxa uu Ruben Amorim ka tirsanaa Sporting tan iyo bilowgii shaqadiisa 2020/21 markaas oo uu kaga soo biiray Arsenal.

Barreira waa khabiir ku takhasusay qaboojinta ciyaaraha iyo daaweynta jimicsiga oo si gaar ah diiradda u saaraysa sayniska isboortiga, oo loo xilsaaray la socodka heerarka jirdhiska ciyaartoyda iyo hubinta inay ku shaqeeyaan heerarkooda ugu wanaagsan.

Doorkan waxa uu ka kooban yahay ka-hortagga dhaawaca iyo sidoo kale daawaynta dhaawaca, sidaas awgeed, Barreira xirfaddiisa dhinacyo badan leh ayaa wax weyn ku soo kordhinaysa shaqaalaha tababarka Man Utd.

Waxa uu ahaa physio kooxdii ugu horeysay ee Arsenal laakiin Amorim waxa uu balaariyay shaqadiisa Sporting, isaga oo si buuxda uga faa'iidaysanaya hadiyadihiisa faa'iidada kooxda.

Si kastaba ha ahaatee, Arsenal ma aha meesha uu ku dhammaanayo "cadowga" Barreira. Kahor inta uusan ku biirin kooxda Waqooyiga London, Barreira ayaa afar sano ku qaatay Liverpool, laga soo bilaabo 2011 ilaa 2014.

Isbeddelka kooxda ee shaqaalaha heerkan waa wax caadi ah oo United ayaa ogaan lahayd, maadaama maamulahooda hadda laga soo ugaarsaday Manchester City!

Si kastaba ha ahaatee, waxaa weli mudan in lagu tiirsado aqoonta Barreira uu kasbaday waayo-aragnimadiisa ballaaran ee ka shaqeynta koox la tartameysa oo keliya balse sidoo kale ka shaqeynta qaarado badan iyo kooxo ku guulaysta horyaalka.

W/Q: Hassan Age.

21/11/2024

Kulamada ugu adag ee horyaaka premier league.

20/11/2024

๐—–๐—น๐—ฎ๐˜‚๐—ฑ๐—ถ๐—ผ ๐—ฅ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฅ๐—ข๐— ๐—”.

๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ปkan ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜…๐—ผ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป.

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜€ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ถ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ.

๐—œ๐—บ๐—บ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜… ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐˜‚?

20/11/2024

๐—”๐˜€๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ ๐Ÿญ๐Ÿฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ฒ๐—บ๐—ถ๐—ฒ๐—ฟ ๐—น๐—ฒ๐—ฎ๐—ด๐˜‚๐—ฒ.

๐—๐—ฎ๐—ฑ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป.

๐—ฌ๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ?

20/11/2024

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—พ๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ณ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜๐—ฒ๐—ฑ.

๐—ฆ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†?

Quer que o seu negรณcio seja a primeira Ginรกsio em Nampula?
Clique aqui para solicitar o seu anรบncio patrocinado.

Entre em contato com o negรณcio

Telefone

Website

Endereรงo


Nampula