WAXBARASHO
BULSHOOY WAX BARTA AYNU BARWAAQO GAARNEE. *Ku soo biir WAXBARASHO asxaabtaadana ku invite-gareey.
08/06/2020
https://www.youtube.com/watch?v=NxSFZyxnA0I
Waa muxaadaro qiimo badan oo ka hadleysa Hooyada, qeybtii 1-aad. Fadlan asaxaabta lasii wadaag .
MUXAADRO HOOYADA OO QIIMO BADAN. SH. MAXAMED IDRIS Qeybta 1aad, muxaadaro aad u qiimo badan oo ka hadleysa HOOYADA.
18/08/2019
Prof. Ahmed Ismail Samatar oo si cajiib ah uga hadlaya qiimo waxbarashada. Daawo asaxaabtana lasii wadaag
15/11/2017
AssalamuCalaykum. Waxaa jira Ardey Soomaaliyeed oo ku taqasusuay Media production-ka, Tartan caalami ah ayuu ku jiraa, fadlan codkiina ku caawiya oo u vote gareeya. Waa maareeyaha shirkada Jeegaan. Thank you All
Salman Abdullahi Ali: Social Innovation Camp in Somalia View Nominated Video Solutions and Vote Now! < Back to the Main Page
13/08/2017
Dr. Idil Osman oo PhD ka diyaarisay si qoto dheerna uga hadleysa Warbaahinta ay qurbajoogtu leedahay iyo saameynta ay ku leeyihiin dagalada soomaliya
Shabakadaha warbaahineed ee Diyaasbaradu leedahay iyo doorka ay ku leeyihin Dagaalada Soomaaliya
29/07/2017
Qalin jebin jaamacadd East Africa ee Boosaaso.
ARDAY KA QALIN JABISAY East Africa University Bosaaso ADRAA FILMS 2016
26/07/2017
Bandhig Waxbarasho 2017. Wa kii ugu horeeyay Dalka lagu qabto
26/07/2017
Qiimaha waxbarashada iyo Prof. Samatar. Aqoon la'aani waa iftiin la'aan.
26/07/2017
Dhismo cusub oo casri ah - Simad University medical campus
Faa'idada wax aqriska iyo wax qoridda oo uu ka hadlayo Sheikheena Sheikh Mustafa X.Ismaaciil. Sidoo kale sheikhu wuxu ka hadlayaa qaabki ay wax u aqrin jireen una qori jireen qaar kamid culimada Islaamka.
Waa Barnaamij qiimo badan oo Professor Axmed Ismaaciil Samatar uga hadlayo faa'idada iyo dhibaatoyinka .
Muuqaal ku saabsan dib u furiddii Jaamacadda Ummadda.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
University Utara Malaysia, Kolej Perwaja
Sintok
0060
Opening Hours
| Monday | 10:00 - 23:45 |
| Tuesday | 10:00 - 23:45 |
| Wednesday | 10:00 - 23:45 |
| Thursday | 10:00 - 23:45 |
| Friday | 10:00 - 23:45 |
| Saturday | 10:00 - 23:45 |
| Sunday | 10:00 - 23:45 |
27/07/2017