Al Azhar Institute

Al Azhar Institute

Share

Al Azhar Shariif | Islamic Institute
Dedicated to teaching authentic Islamic knowledge through Arabic Language, Tafsir, Tawheed, Hadith, Fiqh, and Akhlaq.

Empowering students with beneficial knowledge for success in this life and the Hereafter.

17/06/2026

๐Ÿ“– Fahamka Qur'aanka

Qur'aanka Kariimka ah akhriskiisa kaliya ma aha, ee fahamka macnihiisu waa furaha aqoonta iyo hanuunka.

๐ŸŒŸ Daawo sharaxaadda Suuratul Falaq, kuna dhiirrigeli ubadkaaga barashada Qur'aanka iyo fahamka macnihiisa.

๐Ÿ“š Diiwaangelintu way socotaa.

16/06/2026

๐ŸŒ™ ุณู†ุฉ ู‡ุฌุฑูŠุฉ ู…ุจุงุฑูƒุฉ ูกูคูคูจู‡ู€

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑุŒ ู†ุณุฃู„ ุงู„ู„ู‡ ุฃู† ูŠุฌุนู„ ู‡ุฐุง ุงู„ุนุงู…
ุนุงู… ุฎูŠุฑ ูˆุจุฑูƒุฉ ูˆุชูˆููŠู‚ ูˆุณุนุงุฏุฉ ู„ู„ุฌู…ูŠุน
๐Ÿค ู…ุนู‡ุฏ ุงู„ุฃุฒู‡ุฑ ู„ู„ุนู„ูˆู… ุงู„ู‚ุฑุขู† ูˆุงู„ุฏุฑุงุณุงุช ุงู„ุฅุณู„ุงู…ูŠุฉ

#ูกูคูคูจู‡ู€

14/06/2026

Waa fursad Qaaliya Ka faaidaysa Kaliya Waxaan qaadanaynaa Tiro Cayiman Ilaa 20th JUNE Follow soo dheh pages keena

10/06/2026

Waxaan Qaadanaynaa Arday Cusub Ilaa 15 June!
Ma doonaysaa in ubadkaagu helo waxbarasho diiniga ah oo tayo leh?
Ku soo biir Al-Azhar Institute oo ka faa'iidayso barashada:
๐Ÿ“– Qur'aan Hifdi
๐Ÿ“š Tafsiirka Qur'aanka
๐Ÿ•Œ Xadiis
๐ŸŒ™ Siirada Nabiga ๏ทบ
โš–๏ธ Fiqhi
โœจ Akhlaaq
๐Ÿ”ค Luqadda Carabiga
๐Ÿ“˜ Ajruumiyah
๐Ÿ“ Masjid Sunna Eastleigh, Nairobi, Kenya
๐Ÿ“ž +254798425226 / 0799913026
Isdiiwaan gali Maanta

08/06/2026

๐Ÿ“ข Waxaan Qaadanaynaa Arday Cusub Ilaa 15 June!

Ma doonaysaa in ubadkaagu helo waxbarasho diiniga ah oo tayo leh?

Ku soo biir Al-Azhar Institute oo ka faa'iidayso barashada:

๐Ÿ“– Qur'aan Hifdi
๐Ÿ“š Tafsiirka Qur'aanka
๐Ÿ•Œ Xadiis
๐ŸŒ™ Siirada Nabiga ๏ทบ
โš–๏ธ Fiqhi
โœจ Akhlaaq
๐Ÿ”ค Luqadda Carabiga
๐Ÿ“˜ Ajruumiyah

๐Ÿ“ Masjid Sunna Eastleigh, Nairobi, Kenya
๐Ÿ“ž +254798425226 / 0799913026

Diiwaangelintu way socotaa ilaa 15 June.
Kuraasta waa xaddidan yihiin.

02/06/2026

Al-Azhar Institute For Nairobi

31/05/2026

Su'aal iyo Jawaab, Faham iyo Aqoon๐Ÿ“š
Ardayda Machadka Al-Azhar oo ku tartamaya fahamka kutubta Diiniga ah ay Barteen
Diiwaangelintu way socotaa. Ku soo biir Hada.

30/05/2026

โœจ WE'RE OPEN TODAY!โœจ

๐Ÿ“– Diiwaangelinta ardayda cusub way socotaa.
Waxaan qaadanaynaa Arday Cusub 1st JUNE 2026 Ilaa 15th JUNE 2026 Insha Allah

Ku soo biir Machadka Al-Azhar Institute oo ka faa'iidayso barashada Qur'aanka Kariimka ah, Hifdiga, Tafsiirka Quran ka iyo Culuumta Shareecada Islaamka.

๐Ÿ“:SUNNA MOSQUE, Eastleigh, Nairobi, Kenya
Fadlan Iska Diiwaangali Hadda WhatsApp Hoose ๐Ÿ‘‡

27/05/2026

๐ŸŒ™โœจ ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ โœจ๐ŸŒ™

Bahda Al-Azhar Al-Shariif waxay Idiin leeyihin dhammaan Muslimiinta Iyo Bulsha Weynta Ku Xiran Ciid wanaagsan ๐Ÿค
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„
Eid Al Adha Mubarak ๐Ÿ‘

23/05/2026

๐ŸŒ™ Ma jeceshahay in ubadkaagu ku barbaaro Cilmiga Diinta iyo Akhlaaq Wanaagsan?

Machadka Al-Azhar Institute wuxuu u taagan yahay tarbiyeyn Islaami ah iyo barbaarin tayo leh oo carruurta lagu barayo:
๐Ÿ“– Qurโ€™aanka Kariimka
๐Ÿ“š Xadiiska Nabiga ๏ทบ
๐Ÿ•Œ Culuumta Shareecada
๐Ÿ“šFiqhiga
๐Ÿ—ฃ๏ธ Luqadda Carabiga

โœจ U horseed ilmahaaga mustaqbal ifaya oo ku dhisan cilmi iyo akhlaaq suuban.

๐Ÿ“ Isdiiwaangelintu way furan tahay hadda.

-AzharInstitute

Want your school to be the top-listed School/college in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


MASJID SUNNAH, SUNNA MOSQUE, Eastleigh
Nairobi

Opening Hours

Monday 06:00 - 20:00
Tuesday 06:00 - 20:00
Wednesday 06:00 - 20:00
Thursday 06:00 - 20:00
Saturday 06:00 - 20:00
Sunday 06:00 - 20:00