Somali Galbed TV

Somali Galbed TV

Share

wadani news

09/05/2026

Neefka yar jaqaya maxaa loogu yeedha

06/05/2026

Gabadho Dabaalanaya

06/05/2026

Yaab

Photos from Somali Galbed TV's post 10/10/2025

Jigjiga iyo jawiga maanta

Photos from Somali Galbed TV's post 09/10/2025

Puntland _somaliađŸ‡¸đŸ‡´

09/10/2025

Isagii baa janaso kutukaday

Markasuu leeyahay wax halaga qabto

29/09/2025

Hadii labo degmo gobol noqonayan
Gobolka afdheer oo 26kun km ah baa
2 gobol noqon lahaa

Reer ka mirqanka ku seexda
Kuna soo toosa taas kubiya caba đŸ¤£

29/08/2025

U codee xildhibaaan musharax jamal maxamed xasan

28/08/2025

Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda ayaa Fox News u sheegay in wasaaradda arrimaha dibeddu aanay wadahadal firfircoon kula jirin wakiillada Somaliland ee ku saabsan heshiiska ay Somaliland ugu aqoonsanayaan dawlad. Arintan ayaa timid kadib markii dhawaan Senetarka Maraykanka Ted Cruz uu ku booriyay madaxweyne Donald Trump inuu aqoonsado Somaliland.

28/08/2025

BREAKING — Tallaabo muhiim ah, ayay dawladda Maraykanku Khamiistii dib u xaqiijisay inay ka go’an tahay madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee , oo ay si cad ugu darayso aqoonsigeeda. Afhayeen u hadlay ayaa u sheegay Fox News Digital in aysan ku hawlanayn wada xaajood ay Somaliland ugu aqoonsato dal madax-bannaan. Hadalkan ayaa daba socda baaqyo h**e oo ka soo yeeray , kaasoo ku booriyay Madaxweyne inuu aqoonsado Somaliland, isagoo caddeeyay in "gobolku uu mudan yahay in loo aqoonsado dal gaar ah".

Feedback

People also search for

28/08/2025

Senetarka Maraykanka Ted Cruz oo u waramayay Fox News: Madaxweyne Trump waxa uu haystaa fursad taariikhi ah oo uu ku aqoonsanayo Somaliland—tallaabo lama huraan u ah istiraatijiyadda amniga qaranka ee Maraykanka ee la cusboonaysiiyay. Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinayaa Senator codkiisa adag iyo taageerada joogtada ah ee uu u hayo .

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Nairobi Street
Nairobi