MM Wire

MM Wire

Share

MM Wire, The Voice Behind the Headlines
Curated by Maxamed M. Xalliye. Real stories, real voices, and raw insights. Journalism with depth, from street to story.

Raac YouTube-keenna: 👇
https://youtube.com/@mmwire1.

10/06/2026

Waa kuma qaranka halka ciyaar-yahan ku metelayo koobka Adduunka – Qiso naadir ah!

09/06/2026

Yaa hagraday garsoore Cumar Cartan?

06/06/2026

Saldhigyadii israll ee dagaalka Iran | Azerbaijan ilaa Somaliland – Bartilmaameedyo khatar wajihi kara haddii dagaalku dib u qarxo?

02/06/2026

CAANIMO LAMA FILAAN AH - Isagoo aan la aqoon ayuu seexday, kadibna soo kacay isagoo kamid ah ciyaartoyda dunida ugu caansan!

01/06/2026

Iran oo si aan la filayn uga soo kabatay burburkii gaarey xarumaheeda hubka iyo jidadka gala keydadka madaafiicda.

29/05/2026

Netanyahu "Waxannu doonaynaa inaannu QASA wada qabsanno."

Wuxuu Raysal-wasaaraha israll shaaca ka qaaday qorshahooda socda ee qabsashada guud ahaan QASA.

28/05/2026

Miyey burburtay xabbad-joojintii dagaalka Iran – Astaamo tusaya in dagaalku si tartiib ah dib ugu qarxayo.

25/05/2026

Xaggee ku danbeeyaan wadahdallada Mareykanka iyo Iran | Dabinka Shiinaha iyo doonista Trump.

22/05/2026

israll oo ku khasaartay malaayiinta dollar ee ayku bixiso dacaayadaha lagu difaaco iyo ciidanka isla nidaamkaas oo fashilka kaalin ku leh..

20/05/2026

Kaalmada Ruushka ee Iran – Saaxiibka keli ah ee u hagar baxay Tehran..

Want your business to be the top-listed Media Company in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Rhapta Road, Westlands, Nairobi
Nairobi
254112 998450