ROBLE PAGE
Most of you please follow my page and like. please �
19/01/2024
Xasuusin soonka yowmu Cashuura wuxuu ku beegan yahay:
Maalinka 9aad: Khamiis 27/07/2023 - 09/01/1445.
Maalinka 10aad: Jumce 28/07/2023 - 10/01/1445
Nabiga صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ Wuxu yidhi: "soonka maalinka Caashuuraa waxa u niyaystaa in ilaahy Iigu dhaafo sannadkii h**e dambigisii iyo dambiga maalinta Ka dambaysa, Soonka maalinta caashuuraa' na waxaan u niyaystaa in Allaah iigu dhaafo dambiga sannadkii tagay".
Waa fursad qaali ah aynu ka wada faa'ideysano inshallah.
♡♕Dooro Nin
markuu ku arko adigoo murugaysan aan kaa tagin udulqaata Cadhadaada (xanaaqaga) xitaa haddaad madax adag tahay.kaaga masayra si caqliya ku waalan badda jacaylkaaga.
♡♕Dooro nin
xarrago leh anshax daacad ah akhlaaq leh,
♡♕Dooro Nin
kuu arkaya dumarka dhulka oo dhan, aaminsan in aanay jirin naag aan adiga ahayn Waxaad u noqoni doontaa sharci iyo qaanuun Dumarkiisa oo dhan baad ahaan doontaa.... 💯😍💞
04/07/2023
One is happy for nothing and one is a winner 😂
04/07/2023
Well said 🧐.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Eastleigh
Nairobi
405001
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |