Doolo Progress

Doolo Progress

Share

Dalkaaga dhis dadkaaga dhis dantaada garo cidna kuuma maqna ceelna kuuma qodna

14/08/2023

Saaka oo isnin ah wali waxaa iskadabadhacaya meherka man,sha alaah waxan u hanbalyeynayaa c/naasir bashir iyo khadra cali ogordhaw meherkodu kadhacay dagmada wardher m,nsha Allah kuwii iskuwaara noqda💓💓

Photos from Doolo Progress's post 14/08/2023

Habalyo hambalyo hamalyo waxan hambalyo udiraya wllkay khadar sheik dahir iyo marwadisa saado sheik maxhamed sheik biixi oo manta maherkodu kadhacay magalada baabili waxan lenahay ducadi rasulka scw ( barakalahu laka wabaraka calayhi wajamaca baynakuma bikhayr) mansha allah gacal iyo sokeyaba gurkina lagu farax

Photos from Doolo Progress's post 14/08/2023

Waxaa la baafinayaa labadan hablood oo walalah waxaa la layahay mudo sida la xaqiijiyay shan cisho ah waxaa aad u wal walsan waalidkood oo aan wax akhbaar ah goob ay ku sugan yihiin aan ogayan fadlan la baafi labada gabdhood ayaa la kala dhahaa Nimco Maxamed Cumar iyo raxma Maxamed Cumar fadlan waxaad Ehelka kala xidhidhi kartaa:
+251905483311

Want your business to be the top-listed Media Company in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


8 Street Second Eveneu
Nairobi
254