Somali Community In Japan

Waa Page loo sameeyey isku xidhka Somalida ku nool japan iyo daafaha aduunka.

27/09/2023

Scholarship kii aad waxa sugaysen waa ay soo baxeen ka faaideysi wacan.
Si xog badan u heshaan fadlan fallow iyo share dheh page ka, kana faaideyso umadana uga faaidey.

Magaca Scholarship ka : JICA scholarship.

Scholarship kan waxaa bixisa dowlada Japan waxaa loo yaqaana JICA scholarship oo laga soo gaabisay (Japan international cooperation Agency).
Wuxuu leeyahay laba qeybood.

-ABE( African Business Education) initiative.
-SDG (Sustainable development Goals) Global leaders.

Aniga waxan ku guuleystay oo aan ku imaaday program ka h**e ee ABE waxaa loogu talagalay dhalinyarada kasoo jeeda qaaradda Africa ee rabaan in master sameeyaan gaar ahaan master ganacsiga iyo Waxbarashada laxariira sidokale ka tirsan private sectors. Taas micnaheedu ma ahan in dadka dowlada u Shaqeeyana aysan apply gareyn program ee waa ujeedada iyo hadafka program ka JICA u abuurtay ayaa muhimad siinayana dadka private sector ka shaqeeya.

Maxaa documents la iskaga baahayanhay marxalada koowaad. Stage 1.
1. Filling Application form
2. Research proposal
3. Work experience
4. Career plan after graduation
5. Academic transcrips & Certificates.

Marxalada labaad Stage two (JICA interview)

intaas kadib team kii la xusho ayaa lagu casuumi doona interview, badanaa online interview ayuu noqdaa. Waxyaabaha ay interview ga lagu ogaanayo waa awooda luqadada English ka iyo kalsonidada sidokalena su.aalo la xariira research Kada iyo qorshadaha mustaqbalka la xariira wadankada iyo wadanka aad usocoto ee applygareyso scholarship Kisa ee Japan.

Marxalada Sadexaad stage three (university interview or Exam)

Kadib team kii kusoo baxa interview ga hor ee JICA waxaa ay hadane interview kale ama exam umarayaan jaamcadda ay doorteen. Hadba Waxa ay ku xirantahay jaamacada systemkeda. Supervisor Ka aad dooratay ama team ka tirsan jaamacadas oo JICA focal point u ah ayaa wareysi ama exam kaa qaadaya.

Marxalada afaraad stage four (JICA scholarship awarding)

Hadii alle ku qadaro oo aad kusoo guuleysatay steps ka h**e waxa aad mareysa JICA screening ama xulashada JICA ee ugu danbeysay, marxaladan waxaa laga Yaaba in tiradada dadka larabo ay afar tahay balse ay jiraan ilaa lix qof oo soo gaaray stage kan ama marxaladan sidaas darteed JICA iyadoo fiirineysa waxqabadka iyo calamadaha performances ka tartamayaasha waxa ay xulaneysaa tirada ay rabto markaas dadka ay u arkaan in ay u qalmaan in lagu abaalmariyo scholarship kan.

Intaas wixii ka danbeya Waa Safar iyo helista visaha Japan iyo imaanshaha jaamacadii aad dooratay.

Waxan rajeyna in qoraalkan uu caawiyo dad badan oo soomaliyeed insha allah.

Waxaa diyaariyey oo qoray qoraalkan
Mohamed Liban Isak ( Kaabe).

Wixii macluumaad dheeri ah kala xariir e-mail kan. Sido kale e-mail kan Waa kan aad ku diri doonto documents iyagoo soft Ah as PDF format.
email: [email protected]
Deadline for application is: 13 October, 2023.

26/09/2023

𝖦𝗎𝗎𝖽 𝖺𝗁𝖺𝖺𝗇 𝖩𝖺𝖺𝗅𝗂𝗒𝖺𝖽𝖽𝖺 𝖲𝗈𝗈𝗆𝖺𝖺𝗅𝗂𝗒𝖾𝖾𝖽 𝖾𝖾 𝖩𝖺𝗉𝖺𝗇 🇯🇵 𝗐𝖺𝗑𝖺𝗒 𝖿𝖺𝗋𝗑𝖺𝖽𝖽𝖺 𝗅𝖺 𝗊𝖺𝗒𝖻𝗌𝖺𝗇𝖺𝗒𝖺𝖺𝗇 𝖬𝗋. 𝖬𝗈𝗁𝖺𝗆𝖾𝖽 𝖲𝖺𝗁𝖺𝗇𝖾 𝖬𝗈𝗁𝖺𝗆𝗎𝖽 𝖺𝗁𝗇𝖺 𝖷𝗈𝗀𝖺𝗒𝖺𝗁𝖺 𝗀𝗎𝗎𝖽 𝖾𝖾 𝖩𝖺𝖺𝗅𝗂𝗒𝖺𝖽𝖽𝖺 𝗈𝗈 𝗄𝖺 𝗊𝖺𝗅𝗂𝗇 𝖻𝖺𝖽𝖺𝗌𝗁𝖺𝗒 𝗁𝖾𝖾𝗋𝗄𝖺 𝟤-𝖠𝖺𝖽 (𝖬𝖺𝗌𝗍𝖾𝗋 𝖽𝖾𝗀𝗋𝖾𝖾) 𝖾𝖾 𝖩𝖺𝖺𝗆𝖺𝖼𝖺𝖽𝖽𝖺 𝖸𝖺𝗆𝖺𝗀𝗎𝖼𝗁𝗂, 𝖳𝖺𝗄𝗁𝖺𝗌𝗎𝗌𝗄𝖺 " 𝖨𝗇𝗇𝗈𝗏𝖺𝗍𝗂𝗈𝗇 𝖺𝗇𝖽 𝗍𝖾𝖼𝗁𝗇𝗈𝗅𝗈𝗀𝗒 𝗆𝖺𝗇𝖺𝗀𝖾𝗆𝖾𝗇𝗍."

𝖧𝖺𝗆𝖻𝖺𝗅𝗒𝗈 𝖺𝗒𝖺𝖺𝗇 𝗄𝗎 𝗅𝖾𝖾𝗇𝖺𝗁𝖺𝗒 𝖲𝖺𝗁𝖺𝗇𝖾, 𝖢𝗂𝗅𝗆𝗂𝗀𝖺 𝖺𝖺𝖽 𝖻𝖺𝗋𝖺𝗍𝖺𝗒 𝖠𝗅𝗅𝖾 𝗁𝖺𝗄𝖺 𝖽𝗁𝗂𝗀𝗈 𝗆𝗂𝖽𝗄𝗂𝗂 𝗅𝖺𝗀𝗎 𝗐𝖺𝖽𝖺 𝗆𝖺𝗇𝖺𝖺𝖿𝖺𝖼𝖺𝖺𝖽𝗈 𝗂𝗇𝗌𝗁𝖺 𝖺𝗅𝗅𝖺𝗁.

17/09/2023

Dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Japan 🇯🇵 waxay farxadda la qaybsanayaan Mrs. Sumaya NOUR Abdi oo 16/09/2023 ka qalin badalatay heerka 2-Aad (Master degree) ee Jaamacadda Toyo University.

Hambalyo ayaan ku leenahay Sumaya, Cilmiga aad baratayna Alle haka dhigo midkii lagu wada manaafacaado🤲.

24/06/2023

Gudoomiyaha, Gudoomiye xigeenka iyo dhammaan xubnaha kale ee Jaaliyadda Japan 🇯🇵 waxay farxadda la qaybsanayaan Mr. MOHAMED ALI oo maanta ka qalin badashay heerka 2-Aad ee Jaamacadda International University of Japan(IUJ) .

Hambalyo ayaan ku leenahay, Cilmiga aad baratayna Alle haka dhigo midkii lagu wada manaafacaado🤲.

24/06/2023

Gudoomiyaha, Gudoomiye xigeenka iyo dhammaan xubnaha kale ee Jaaliyadda Japan 🇯🇵 waxay farxadda la qaybsanayaan Mr. MOHAMUD AHMED RAAGE oo maanta ka qalin badashay heerka 2-Aad ee Jaamacadda International University of Japan(IUJ) .

Hambalyo ayaan ku leenahay, Cilmiga aad baratayna Alle haka dhigo midkii lagu wada manaafacaado🤲.

🇺🇸 🇯🇵Blah on Twitter 20/05/2023

https://twitter.com/yousayblah/status/1659190946561421312?t=kieavk6CvJvW3wlkMUVrFw&s=19

この男はソマリアの価値観を持たず、私達を代表しません。彼の YouTube ページをご覧ください。そうすれば、彼の出身地がわかるでしょう。私たちはイスラム教徒なので、幼い頃からすべての文化と民族を尊重するように教えられてきました。

日本のソマリア人コミュニティとして、私たちは警察にこの事件についてさらなる捜査を要請します。誰かがこのような行為をするために彼に少額のお金を払っているようです。

また、ソマリの名で寄付を求めているページもたくさんありますが、それらも正式なソマリアのページではありません、ご注意ください.

🇺🇸 🇯🇵Blah on Twitter “「ヒロシマ・ナガサキ、二ガ!オメェらまともにしねぇとまたオトすぞ!」 黒人YouTuberが電車内で日本人を侮辱。 テキサス出身の韓国系青年が割って入ってくれた。ありがとう。 以下訳↓ https://t.co/A2OafaPwpD…

26/02/2023

Jaaliyada somaliyeed ee japan waxay hambalyo u dirayana xoghaya cusub ee jaaliyada somliyeed ee dalka japan Mr Mohamed Sahane Mohamud ilahay hakula garab galo xilkan laguu igmaday.

Photos from Somali Community In Japan's post 29/01/2023

Jaaliyada Soomalida Japan Waxay si wada jir ah usoo dhaweeyeen maayaro ka kala socday maamul goboleedyada Somalia

* Maayarka Cadaado (Galmudug)
* Maayarka Qardho (puntland)
* Maayarka Afmadow (Jubaland)
* Maayarka Jowhar (Hirshabeele)
* Agaasime (Gobolka Banaadir)
* Senier Advisor (Wasaarada A.Gudaha)

oo booqasho iyo hawlo shaqo u yimid dalka Japan.

Waxay noo ahayd sharaf wayn inaan wakhti wada qaadano oo aan kawada hadalno sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal ee Japan Iyo Somalia.

Somali Community In Japan waxay mar walba diyaar u yihiin inay soo dhaweeyaaan kalana shaqeeyaan cid walba oo Soomaaliyeed oo hawl ama macluumaad ka raba Dalkan japan.

21/01/2023

Waa page loogu talogalay in lagu caawiyo cid walboo Somali ah oo kunool aduunka daafahiisa iyo dalka japan. waxaadna nagala xiriiri kartaan wixii warbixino ah numberka iyo emailka kuqoran profile ka. Mahadsaniid

あなたの事業を非営利団体のトップリストYokohamaにしたいですか?
ここをクリックしてあなたのスポンサー付きリスティングを獲得。

ビデオ (すべて表示)

Gudoomiyaha, Gudoomiye xigeenka iyo dhammaan xubnaha kale ee Jaaliyadda Japan 🇯🇵 waxay farxadda la qaybsanayaan Mr. MOHA...
Gudoomiyaha, Gudoomiye xigeenka iyo dhammaan xubnaha kale ee Jaaliyadda Japan 🇯🇵 waxay farxadda la qaybsanayaan Mr. MOHA...

ウェブサイト

住所

Yokohama, Kanagawa
242-0024
コミュニティセンターのその他Yokohama (すべて表示)
みんなの居場所 結 みんなの居場所 結
横浜市金沢区洲崎町1/5
Yokohama, 2360028

みんなの居場所 結ではコロナウィルス感染予防対策をおこない、活動しています。  

ファング株式会社 求人ページ ファング株式会社 求人ページ
神奈川県横浜市中区山田町3/2
Yokohama, 231-0036

HITO Canxi Japan - Tăng Chiều Cao Vượt Trội HITO Canxi Japan - Tăng Chiều Cao Vượt Trội
Hanamidai
Yokohama

8.365 Đánh giá ⭐️⭐⭐⭐⭐

下町編集室okashi 下町編集室okashi
Yokohama, 232-0022

横浜橋通商店街、関外(旧吉田新田)エリアを拠点に「場づくり」と「アーカイブ」をおこなう学生コミュニティ。文化や美的意識(をかし)を介して人々が居合わせる場の魅力を、横浜の下町の遊び方を、探っています!

横浜国立大学 New-New Townプロジェクト 横浜国立大学 New-New Townプロジェクト
神奈川県
Yokohama, 240-8501

相鉄線二俣川駅〜南万騎が原駅周辺をフィールドに、ニュータウンの新しい価値を見つけ、New-New Townにすることを目標に活動しています。

Trung Tâm GenX Platium Chính Hãng Tại Nhật Bản Trung Tâm GenX Platium Chính Hãng Tại Nhật Bản
〒939-2302 Toyamaken, Toyamashi, Yatsuomachi, Sugita 740banchi
Yokohama, 10000

+ Có 1.340.823 người thích + Có 1.034.273 người theo dõi

THEBAYS-ACTIVE STYLE CLUB-STAFF THEBAYS-ACTIVE STYLE CLUB-STAFF
中区日本大通34 THE BAYS B1
Yokohama, 231-0021

Comunidad Latina en Japón Comunidad Latina en Japón
Minami Ku, Takasago Cho 1-1, B66
Yokohama, 2320025

横浜市 上郷地区センター 横浜市 上郷地区センター
栄区上郷町1173/5
Yokohama, 247-0013

地区センターは、幼児から高齢者までの幅広い年齢層の地域の皆さまが、?

傾聴コミュニティ MY Café 傾聴コミュニティ MY Café
都筑区北山田1-9-3 エキニワ北山田ビルEKINIWA NPOアーモンドコミュ二ティネットワーク
Yokohama, 224-0021

自分のことが気軽に話せる傾聴コミュニティカフェ&居場所、特定非営利?

なごみのば なごみのば
港南区野庭町610/2
Yokohama, 2340056

毎週水曜日と金曜日の9:30~16:00に地域の皆さんが誰でもゆっくり過ごせる?

T.G.T 「在日ベトナム人生活総合支援センター」 T.G.T 「在日ベトナム人生活総合支援センター」
中区山下町276 浜町ビル 1F
Yokohama, 231-0023

在日ベトナム人の人々向けに日本での生活にまつわる情報を発信するセンターです。