Kayd Post
Kayd Post is a Somali Digital media and publishes daily news and Analyze.
🛑Puntland miyay Bur-burtay?
DFS oo Puntland ka siibtay Tiirarkii iyo Shacabka Puntland oo aan ku-baraarugsanayn!
30/03/2025
Ciidamada Difaaca dowlada Puntland ayaa ku Ciiday togga Miiraale ee Buuraha Cal-miskaad.
Trump oo Albaabada u laabaya VOA. Hadaba Imisa Shaqaale ah ayaa u shaqaynayay VOA!
🛑Deg-Deg: Belgium oo dalkeeda ka ceyrisay guud ahaan Dublamaasiyiinta Rwanda iyo Xiisada oo cirka isku shareertay.
Maxkamada Garowe oo Beri Xukun ka gaaraysa arinta Sheikh Cabdulqaadir Dheere!
Hadaba Maxaa la filayaa
Qalalaase Kasoo cusboonaday Siiriya! Waa kuwee Kooxda ay Is***l rabto in ay Gooni ula macaamisho!
Aragtidaada hoos ku reeb| LA wadaag Asxaabta
06/03/2025
RAADIN: Waxaa la waayay Cawil Cabdullaahi Mohamed , oo da'diisu tahay 19 sano jir , ku noola Magalada Gaalkacyo.
Waxaa ugu war dambeysay Ehelkiisa Afurka kadib shalay oo tariikhdu ahayd 5-03-2025. Haddii aad haysatid macluumaad ku saabsan ama aad ka war haysid
Fadlan la xiriir oo ku hagaaji xogtiisa ehelkiisa
*Golis / 0907693680
*[Golis / 0907523776
*Golis / 0906755897
---___---
🛑Madaxweynaha Puntland oo soo faro geliyay Xariga Sheikh Cabdulqaadir Dheere.
Ciidamada Puntland oo Sheebaab gaaray, Maxaa la gudoon maamulka Puntland in laga hirgeliyo dhulkaas.
Hadal-Jeedinta Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ee Golaha Shacabka BJFS iyo Fawdo hor leh oo ka bilaabatay golaha Shacabka.
La wadaag asxaabta
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Galway
H91HT73