Isxaaq Rashiid Cinro

Isxaaq Rashiid Cinro

Share

Tabinteydu ma aha been iyo wax aan sal Laheyn 🎤

05/11/2025

Deg-Deg: Minneapolis – Wareegga labaad ee doorashada duqa magaalada ayaa hadda bilaabmay, kadib markii wareegga koowaad lagu arkay in musharrixiinta ugu sarreeya ay aad isugu dhow yihiin. Guddiga Doorashooyinka ayaa hadda tirinaya doorashooyinka labaad ee codbixiyeyaasha musharrixiinta laga saaray tartanka, si loo go’aamiyo musharraxa guuleysta.

15/10/2025

Dr. Abdullahi Ali ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Ra'iisul wasaarahii h**e ee dalka Kenya

Photos from Isxaaq Rashiid Cinro's post 15/10/2025

Dr Abdullahi ali musharax madaxweynaha Jubbaland ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Raila Odinga oo wadna xanuun ugu geeriyooday india

Waxaan tacsi u dirayaa qoyska Raisal-Wasaarihii h**e ee Kenya Raila Odinga iyo guud ahaan Shacabka Kenya. PM Odinga waxuu ahaa shaqsi aragti dheer, aqoon badan u leh qaarada Africa iyo shucuubteeda. Waxuu sidookale kaalin mug leh ka qaatay dowlad dhiska iyo geedi socodka dimoqraadiyadeed ee Kenya.

06/10/2025

MW Xasan sheikh oo diiday aqoonsiga doorashadii Hogaamiyaha Jubbaland iyo khilaaf cusub

05/10/2025

DEG DEG Mudanahii dalkoow Xasanow sodhawoow

Kismaayo ayuu hadda gaaray birmade @

04/10/2025

DEG DEG Ciidamada dowladda oo gudaha u galay Awdheegle

04/10/2025

Ciidanka Xoogga dalka oo la wareegay degmada Awdheegle

04/10/2025

Villa Soomalia oo saraakil ciidan u dirtay kismaayo iyo kulanka Xasan sheikh kan hogaamiyaha Jubbaland

18/09/2025

Waa kumma Dr Abdullahi ali oo ah siyaasi Soomaliyeed ahna musharaxa hor boodaya isbadalka Jubbaland’ta cusub ee aay doonayan bulshada deeganadaas

08/09/2025

Jowhar_Hirshabeelle Soomaaliya❤️

06/09/2025

Magaalada Nairobi ee xaruta dalka Kenya waxaa ku kulmay Dr Abdullahi ali Barre musharax madaxweynaha Jubbaland iyo H.E. Ugaas Cabdiwahaab Khaliif, RW ku xigeenkii h**e ee . Waxaan aay ka wada hadleen xaaladda Jubbaland iyo sidii loo heli lahaa maamul aay wada ogol u yahiin dadka wada dagan Jubbaland ,

Baashalka liido iyo Sheekada doontii ku dhex jabtay badda dhexdeeda 04/08/2025

Soo daawo barteyda YouTube kuna soo biir

Baashalka liido iyo Sheekada doontii ku dhex jabtay badda dhexdeeda

Want your business to be the top-listed Media Company in Jakarta?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Jalan Bekasi
Jakarta
11410