Point Media
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Point Media, Photography Videography, Burao, Buria.
28/08/2026
Xalay waxaan si sharaf leh uga qayb-galnay Future Forum 2026 ee Hargeysa, oo ah barnaamij fursad u abuura dhalinyarada, fikradaha cusub, isku-xirka iyo wadaagista aqoonta.
Waxaan mahadcelin gaar ah u diraynaa dhammaan intii ka soo qayb-gashay iyo cid kasta oo naga soo qaybqaadatay.
Waad mahadsan tihiin dhammaantiin. 🤍
Point Media
Capturing Moments • Telling Stories
Ayub Show Mahadsanid
Horyaal Enterprise Qalabka Dhismaha Oo Dhan Hal Meel Ka Hel
📍Burco Somaliland
Point Media
Wax walba waxay ku bilowdeen hal geed oo liin macaan ah. Maanta jacaylka aan u qabo beeruhu wuu sii korayaa, waxaanan rajaynayaa inuu mustaqbal wanaagsan ii horseedo.
La soco Shekadaan
Bilow Ila Dhamaad Burco Cusub
゚viralシ
Degmada Sheekh Iyo Manta
゚viralシ
Shirkadda bixisa adeega korontada magaalada Burco ee HECO ayaa si wayn ugu diyaar garowday xuska sannad guurada 18 May 2026.
゚viralシ
Geedka Ugu Dheer Somaliland Weli Ma Aragtay
゚viralシ
Degmadan Ma Garanaysa? ゚viralシ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Burao
Buria
252
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Point Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.