FraSom News
Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de FraSom News, Société de médias/d’actualités, 7500, Paris.
Boggaan Waa bog dadka Soomaalida ah ee ku nool France kala socon karaan wararka ku sabaasan arimaha qaxootig
C'est'un facebbok page que les Somaliens en France peuvent tenir à jour avec des informations concernant des réfugiés. Somalia is A great Nation with a lot of Potential,, and at this time it´s relatively peaceful, the Elders have been a catalyst for a real change in many parts in Somalia,,,
03/04/2020
Ofpra: Heyada qaabilsan wareeysiga dadka maganyala doonka ah ee loo yaqaan OFPRA waxeey ku sheeegeysaa in dib loo dhigay ama la kansal gareeyey hadii aad balan ka lahayd Ofpra inta ka dhaxeeyso 16 Maarsoilaa 15 April. Dadka balamaha leh waxii kan danbeeyo 15 April, OFPRA ayaa la soo socod siin doonto hadii dib loo dhigay ama la baajiyey balamahooda.
Dadka laga baajiyey balamaha wareeysiga Ofpra ayaa mar kale usoo direeyso balamo kalo.
Xaalada Covid-19 ee Wadanka Faransiiska, 02/04/2020
Dad gaarayo 471 ayaa maanta u dhintay Cabuqa Coronavirus taas tirada guud ee cudurkaan u dhimatay wadanka faransiika ka dhigeeyso, 5 833 qof.
Dad ka uu maanta soo ritay cudurkaan ayaa gaarayo 4503 qof, taas oo wadarta guud ee qaaday cudurkaan ka dhigeeyso, 59 105 qof.
02/04/2020
Qoraalka Ofii-d ee dad badan si qalad ah loogu turjumay ama u turjunteen: Ofii ayaa sheegtay in lacag dhan 43 million Euro eey bishii ku baxdo dadka soo galootiga ah, taas oo ka dhigan in qofkiiba eey ku baxdo celcelish ahaan lacag dhan 360 Euro.
Sidaa darteed ma jirto wax lacag ah oo hoos loo dhigay oo eey Ofii sheegtay.
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.
Contacter l'entreprise
Site Web
Adresse
7500
Paris
7500