Masraha Furan

Masraha Furan

Partager

Masraha dhalinta soo saraha Fanan ka, Abwaan ka iyo majaajalistaha bari

01/06/2026

Hooyadaa markey aabahaa oo 30 jir ah banaanka u tuurto kadib na Odey 60 jir ah soo xareysato🤦‍♂️

Gabadhii yareed Mucjiso ayey la noqotey markey aragtay sida hooyadeed iyo adeerkeeda cusub iskula ciyaarayaan🤦‍♂️

Xaliimo ciyaalkaada Qalbiga u ilaali 😂❤️‍🔥⁉️

Photos from Masraha Furan's post 31/05/2026

Ninkaan samiixa khaliil walaahi uma qalmo waa in caan raadis ah war gabadha sidii Loo laha guurso waatan musiibadan keentahay halaga gaaro waawareey❤️‍🔥⁉️

31/05/2026

Shalay iyo maanta Kala duwan guuleysata hawaryaro❤️‍🔥✅

Photos from Masraha Furan's post 20/05/2026

Xanuunka gabadhan yar ey dareemeyso waxaa dareemi karo ilmo hooyo ama aabo aad uu uga heli jirey jeceel markii uu Allah ka oofsado.

Faiza ajakis aabo Allaha u naxariisto😭😭😭

19/05/2026

Hawar gidir ayaa waxey abgaal ku heystaan in ey copy ku sameyeen kadib markii ey abgaal gudoonsiiyen dhahab maal iyo gaari ayaan wadani.

Waxeyba hilmaameen in heesta ey xaawo dagan qaadey copy tahay oo original ka ayaan leedahay wataas cida villada ey ficil tuseen u dulqaata hee🤦‍♂️⁉️

Photos from Masraha Furan's post 17/05/2026

Jabuuti ma jin baa jooga waanu yaabneye!

Bal inan u fiirso markii ey joogto malaysia, nairobi, Muqdisho iyo garoowe waa ey asturantahay, Jabuuti ma timid maryahay tuurataa🤦‍♂️❤️‍🔥⁉️

Photos from Masraha Furan's post 15/05/2026

Sidaan waxaa yiri aabo gabadhiisa ey kilideeda ubixisey❤️‍🔥

Waa curadeydii, waa tan labaadee jirkeeda qeyb ka mida eyey i siisey oo iigu jira, waa midaan ku soconaayo kuna caafimaad qabo.

Maalinkey II dhalatay ayaan salaad shugri tukadey, cimri dheer, caafimaad iyo caruur ayan ugu duceynayaa aad baan raali uga ahey.

Qofka uu waalidkiisu raalli ka yahay ilaahayna raalli buu ka yahay, rabbi qoys aanan abid dumin oo barako, farxad iyo jacayl ku dhisan hakaaga dhigo walaal anaguna waanu kuu ducaynaynaa🙏🏽🥰🤲🏻❤️‍🔥

13/05/2026

Fahad Yasiin oo caro ka qaadey in maanta wax fadhi ah uusan ku laheyn shirka Xalane ka socda musharaxiisa RW Saacid shir don.

dhowrkii bilood ee la soo dhaafey siyaasiyiin badan oo saameyn ah ayuu suuqa Kala soo wareegay laakin waxbo waa u goyn waysey.

Waxaan hubnaa hadii uu maanta ey wada shaqeyn lahayen isaga iyo madaxweynihiisii Farmaajo maanta fadhigaas kan ugu saameynta badan ayaa u fadhin lahaa farmaajo.

Isagaa nin aan wax saameyn ah laheyn umada in uu gado isku dadaayo 🤦‍♂️⁉️

Photos from Masraha Furan's post 11/05/2026

Maxaa loo Lahaa dadka ku nool baadiya waxey heystaan caafimaad cimri dheer Leh.

Hada ninkan aad 80 jir ka umaleyso waxuu jiraa 55 sano halka kuwaan 20 jira laxifaaltamana ey 55 sano eyey jiran marka sirtu waa qurbaha iyo lacagta 🤦‍♂️⁉️

07/05/2026

Sawirkaan haduu run yahay reer puntland waa awood aan la xaqiri Karin.

5 millions waa ka badan yihiin markaas❤️⁉️

Vous voulez que votre personnage public soit Personnage Public la plus cotée à Paris ?
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Type

Site Web

Adresse


Paris