Reo man
WELCOME _THE _REAL_ PAGE _OF COMMENTATOR _REO MAN
Xujooyin Adag
Gabar wadada socoto sawir lasoo gal " maxaa ku dhacay daawo
fans
Mashquul dheer ka dib mar dhow wax cusub iga filo fans
Jimco wanaagsan Asxaabteyda waan idin xiisey runtii
fans
DEG DEG 😢 😭
Dhibaatada maanta inta ka dhacdey ma aha mid yar guri dhan oo Ay qoys dhan ku noo laayeen Ayaa dhulka la sintey sababteeda waxaa iska leh shirkada korontada xooga ku heysato magaalada baydhabo Ee Beco ma aha gurigii koowaad kumanaan guri oo ku yaalan xaafada wadajir gaar ahaan baydhabo ayaa h**e sidaan noqdeen
Sidoo kale arintaan wey soo noqnoqotey waxaanse dadkeyga reer wadajir leeyahay maanta haddii hal booyad xaafadu leedahay qasaaraha intaan wuu ka yaraan lahaa lkn waxaan idin leeyahay fadhiga ka kaca oo isxilqaama si mar kale aysan noogu soo noqon arintaan sidoo kale waxaan murugta la qeybsanaayaa saaxibadey maanta gurigoodii dabka ka kacay
fans
01/06/2025
Sxbyaal ninkii u baahan tijaabi jaceylka 61 3006210 whatsappkan iga soo qabo muhiim ma aha inaad camerada igala soo muuqatid adoo maqan xitaa waa tijaabin kartaa
Like share fans
23/04/2025
DEG DEG: 90/ wadajir k**a qeyb gali doonto zero c da waa la xaqiijiyey kaliya 20 team ayaa la shaaciyey iney ka qeyb galaayaan
Ilaa hadda waa la yaaban yahay sorry team wadajir
Koley rajada wey yartahay
fans
Tiktoker qasaaye" dugaandug wey ka liidataa mubashar"
Naanuu iyo joomow waa taalented
Daawo muuqal xiiso leh
fans
Interview waali ah soo socdo 👀
fans
Reer dugaandug diyaar ma tihiin
Like share fans
Dugaandug vs mubashar
Kulan xiiso badan maalinta ciida galabteed waaye
Labada xaafad kee wadataa
Like share fans
Sxb waxaan ku leeyahay guul lasoo laabo I.a
Like share fans
15/03/2025
Sheikh Reo iisoo qora walaalyaal
Mala iga dareemaa inaa xaley taraawiix ku qornaa
Like share fans
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.
Contacter l'entreprise
Téléphone
Site Web
Adresse
Paris