Yassin

Yassin

Partager

Nabad-doon jecel guusha islaamka, horumarka iyo wadajirka somalida."

19/11/2024

Bad kalluun ku jira kolay ku tahay ama se koob shaah ah,
Nin ba kadabkii loo qoray Illaah wuu la kulansiine,
Inaan ruux na soo korodhsanayn kaa ha la ogaado.

Abwaan Ismaaciil Mire Cilmi (AUN)

18/11/2024

Ha Quusan " Inaad Quusato Waa Addoo Nool inaad dhimato " Sh Mustafe H Ismail "

15/11/2024

إنا لله وإنا إليه راجعون
Ma dhinte waa Ilaahay.
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelka, qaraabada, asxaabta iyo shacbi weynaha reer Somaliland ee uu ka baxay madaxweyne Axmed Siilaanyo. Wuxuu ahaa samafale, dowlad yaqaan ah oo taariikh iyo tilmaam wanaagsan kaga tagay dunida.

Madaxweyne Siilaanyo, waxa qof waliba ku xasuusanayaa horumarkii uu dalka gaadhsiiyay muddadii uu xilka hayay iyo dad isku hayntiisii.

Eebbe waxaan uga baryayaa jannooyinkiisa.

03/03/2023

الله اكبر ♥️

23/02/2023

Dhulgariir kale ayaa ka dhacay turkeyga, Magaalada Hatay, Magaaladani maadama dhawaan uu ka dhacay dhulgariir dadka badankoodii way isaga qaxeeen. Saynisyahanadu waxaa ay leeyihiin "Dhulka waxaa uu raadsanayaa meel Stable ku ah ee uu qabsado, Inta uu meel ka qabsanayana dhulgariirka wuu soconayaa". Muslimiintuna waxaa ay leeyihiin "Tani waa Digniinta Rabbi, Qofkii caqli leh fursad uu ku waano qaadan karo ayuu haystaa, Saacadu way soo dhawatay".

Quraan Suurada Ruum Aayad 7aad "Dadka iyaga oo hilmaansan waxa ka h**eya geerida kadib ayey ku mashquulsan yihiin waxyaabaha madadaalada ee baashaalka aduunyo, Miyeysan dadku ka fekeraynin Abuurka Naftoodii, Miyeysan dadku ku fekeraynin Abuurista Samooyinka iyo dhulka iyo waxyaabaha intaas u dhexeeya, Alle waxaa uu u abuuray waxyaabahani XAQ (Ujeedo, Isla Xisaabtan ayaa ka dambeyn doonta), Waxaa uuna Alle abuurkisii uu u yeelay mudo magaacaban, Dadka badankoodii waxaa ay diidan yihiin la kulanka Rabbigoodii".

يَعْلَمُونَ ظَاهِرًا مِّنَ الْحَيَاةِ الدُّنْيَا وَهُمْ عَنِ الْآخِرَةِ هُمْ غَافِلُونَ (7) أَوَلَمْ يَتَفَكَّرُوا فِي أَنفُسِهِم ۗ مَّا خَلَقَ اللَّهُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ وَمَا بَيْنَهُمَا إِلَّا بِالْحَقِّ وَأَجَلٍ مُّسَمًّى ۗ وَإِنَّ كَثِيرًا مِّنَ النَّاسِ بِلِقَاءِ رَبِّهِمْ لَكَافِرُونَ

23/02/2023

Halgamaa Cali Shucaac oo madashii shalay ka hadlayay ayaa yidhi;
"Soomali waxaa qaybiyay; Qori iyo qabiil, qaad iyo qiiq, qabalee iyo qamandi, qurbo joog gaallo joog ah.Dad kuuma joogo."

"Sadex nin ayaa sii xukuma; Geesi fulay ah, aqoon yahan jaahil ah iyo caaqil doqon ah ayaa lixdaa h**e xukuma."

1) "Waa aqoon yahan 30 kii sannee cimrigiisa ugu dheerraa wax baranayay oo PhD wata,hadana irbad ma samayn karo.Wax kale iskadaaye laba reer ma kala celin karo.Wuxuu suggayaa xoollo uu dhaco.In maareye ama agaasime laga dhiggo ayuu suggi.Markii loo dhiibana lix bilood ayuu kaga gaadhsiin gaadhi cad,gabadh cad iyo Guri.cad.Waa aqoon yahan jaahil ah."

2] "Caaqil doqon ah, isagoo reero dhan madax u ah unbuu kolba kii buurta fuulla u hoorsan.Iigu shub walee inaan cidina dabaday reerka ka hadlayne."

3] "Geesi fulay, hadii reeruhu islaayan boqolbuu dili.Xagga kale[Axmaraada] hadii loo dhaqaaqana xaarkuu saydhi.Xafaayad ayuu qabaa."

W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)
Voss tv

23/02/2023

Qiyaamaha dhici maayo Ilaa aad Aragtaan Qofka oo dilay ama ku duulaya Dariska, Walaalihii iyo Aabihii.

Nabiga csw Ayaa noo sheegay.

22/02/2023

Ma jiraa wali dad khuraafaadkan rumaystaa '' Sh yuusuf maama hawaduu duuli jiray si cadaan ah 😱🤭

22/02/2023

Waa Inaan fahanaa midnimadu inay tahay waajib sharciya oo diineed oo la ina faray illaahay iyo rasuulkiisuna ina fareen, waa inaan fahanaa inay tahay waajib caqli ah "

sheikh Mustafa H Ismail.

21/02/2023

Nin oday ah oo la waydiiyay champion ka yaad taageeraysaa caawa iyo wixii uu ku jawaabay, Runtii Wuxuu Siiyay Wariyaha Jawaab Cibro Oogu Filan......

21/02/2023

Masha Allah Barbaarinta Wanaagsan''

20/02/2023

A L H A M D U L I L A A H ♥️

Vous voulez que votre personnage public soit Personnage Public la plus cotée à Nantes ?
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Site Web

Adresse


Nantes