DJ ALI
Aamina Binu Wahab markii ay dhashay Nabiga scw waxay aragtay nuur ifaya aadna u cad oo kasoo baxay, waxay aragtay xidigaha oo usoo dhawaanayo, waxaa burburay sanamyadii qureysheed ee Makka yaalay, waxaa gil gishay qasriyadii Kisraa ee Ciraaq, waxaa qalashay Haradii Saawa midaasoo laga waraabin jiray Qasrigii Saba ee Yaman.
Dhirtii oo dhan ayaa midabkeeda isku badalay cagaar, samadii mugdiga aheydna waxay noqotay mid nuur la ifeysa, waxaa damay dabkii weynaa ee Faaris kaasoo mudo kun sano ah shidnaa dhalashadii Nabiga scw kahor, waxaa la rajmiyay shayaadiintii waxaana loo diiday iney samada koraan.
Waxaa argagaxay Ibliis wuxuuna bilaabay inuu ku gaafwareego dhulka asigoo isku marayo mashriq iyo maqrib, wuxuu qarka u saarnaa waali, wuxuuna dareemayay argagax uusan waligiis horay u dareemin, wuxuu isku dayay inuu galo magaalada Makka balse wuxuu ka warhelay magaaladii oo dhinac walba ay malaa'iktii Allaah raxmaanka isku hareereysay, ayagoona gabi ahaanba kahor istaagay shayaadiinta iney Magaaladaas galaan.
Waa dhacdadii ugu weyneyd taariikhda waana maalintii uu dhashay Suubanaheena Muxammed SCW.
ee Ruusiyo football club
Saakay waxaa dib loobilaaway almiidada..
Waxana jecel nahay Hadaf keena inaan ka dhabeeno insha allah.. asxaabta muuqalkaan meel fog hala gaarsiiyo.. mahad sanidiin.....
I gained 869 followers, created 65 posts and received 16,439 reactions in the past 90 days! Thank you all for your continued support. I could not have done it without you. 🙏🤗🎉
😭😭KULANKI DUCADA IYO TACSIYADA 😭😭 HOOYO MACAAN sahra cabdulle Sahro Abgaaley waxa ka so qeb galay culumo waweeen o dalka iyo dibada caan ka ah ilahey qabriga ha ugu wasiciyo ducada iyo digriga ale oo hooyo loogu duceeyay
Beel Daaje Weheliye Ahmed..
waad ku faraxdaa marka aad la soo baxdo dhamaan dadaalkaga si aad u caawiso qof lakiin marka aad adiga caawimad u baahatid ma heleysid qof dhankaga u soo milicsada
08/05/2024
Haben quruxbdn Hal io labo my fallows
08/05/2024
07/05/2024
Inaa li lahi wainaa ilehi raajicuun alaha unaxa riisto hooyo zahro cabdule abagalow bro Beel Daaje Weheliye Ahmed alle ha unaxriisto hooyo
Ehel iyo qaraawo samir iyo iimaan
Alaha kasiiyo naxariis jano alaha siiyo aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
03/05/2024
Asc asxaabta haben wanagsan..
Baabaa Iskutasho oo soo dhaween balaran lagu sameey boosaaso.
26/04/2024
Asc asxaabta galab wanagsan.. jumco wanagsan...💯
.. Asc asxaabta galab wanagsan.. galabta iyo
💯 VOLOG.. 💯
💥DALXIIS GABAN OONA QURUX BADAN.. NALA SOCDA ASXAABTA🥰 asxaab is jecel...
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.
Type
Téléphone
Adresse
Bordeaux