Foos Manchester
Yhteystiedot, kartta ja reittiohjeet, yhteydenottolomake, aukioloajat, palvelut, arvostelut, kuvat, videot ja ilmoitukset Foos Manchester, Urheilu, Robert Huberin tie 3b, Vantaa :ltä.
25/06/2026
Real Madrid ayaa si rasmi ah ugu wargelisay Como inay dhaqan-gelisay qodobkii ay dib ugu soo ceshanaayeen Nico Paz kaas oo shuruuda dib usoo celintiisa ahayd €9 milyan.
Hadda Como waxaa la siiyay fursad k**a dambeys ah oo ay Nico Paz ku iibsan karto €60 milyan, ilaa Isniinta. Haddii aysan taasi dhicin, toddobaadka dambe Nico Paz wuxuu dib ugu laaban doonaa Real Madrid.
Laakiin sheekadu halkaas kuma eka...
Wararka ayaa sheegaya in Real Madrid markaas dib suuqa u gelin doonto ciyaaryahanka, iyadoo markan ku dooneysa lacag ka badan €60 milyan.🙆
Africa laacib uso baxay.💪
25/06/2026
Marocco waa awood socoto 32 kulan xiriir ah ayee Unbeaten yihiin.🔥
Vini iyo cunha see iyeeloosiin 👊
25/06/2026
Maa aaminaysaa Vini ayaa u jira 2 gool oo kaliya in uu ku dhaafo goolasha Neymar uu u dhaliyay taariikhda Brazil.
25/06/2026
Cunha 2 kulan iyo 3 gool
Kulan walboo lagu soo bilaabay shabaqa ayuu gaaray 🔥
Chelsea 👊
Klikkaa tästä saadaaksesi sponsoroidun listauksen.
Kategoria
Nettisivu
Osoite
Robert Huberin Tie 3b
Vantaa
01510