E.STV
T
Xooga DDS🇬🇶🫡
01/01/2026
Marka kowaad Allah ayaa mahadleh sanadka sii tagaya dhamaadkiisa nabad qab inagu soo gaadhsiiyay.
Sanad waliba tilmaan iyo raad gooniya ayuu leeyahay. sanadka tagay wuxuu ahaa sanad wax badan laga qabtay adkaynta amniga iyo tayaynta hay'adaha kala duwan ee amniga deegaanka.
Waxaa lagu guulaystay in si buuxda loo xaliyo khilaafaadyo in mudo ah taagnaa, iyadoo lagu xaliyay wada hadal taas oo wax aad u weyn ku soo kordhinaysay hadafka dhisidda midnimo bulsho oo ay sal u tahay soomaalinimo.
Waxaa la xaqiijiyay sarraynta sharciga taas oo kor u qaaday ku kalsoonaanta shacabka ee nidaamka dawliga ah iyo hay'adaha amniga.
Waxaa la suurta galiyay hannaan wada hadal kaas oo ah tan lagu xalinayo khilaafaadka. Hannaaanka wada hadalka ayaa meesha ka saaray gacan ka hadal sababa dhiig daata.
Sanadka cusub waxaan rajaynaynaa inuu noqdo mid horseeda barwaaqo iyo midnimo bulsho. Hiigsiga hay'adaha amnigu waa adkaynta amniga, xoojinta hannaanka wada hadalada, adkaynta saraynta sharciga si aynu u abuurno midnimo bulsho oo horseeda horumar loo dhan yahay iyo bulsho is xurmaysa oo aan isceebayn insha Allah.
I'm in the top 24% of Tuli guleed Tv fans. I earned 108 points on their weekly engagement list last week.
Somaliland.
jigjiga
20/11/2025
Awladu wa Hadiyad Allah okaliya u bixiyo Alx Abo ilxun kuma aragto
Waa deeq garaadkaagu,
dihin ee ha naafaynin.
Sababee waxaad doontay,
wax ku diid waxaad diiday.
Dala'siga ka daa maanka.
09/11/2025
m.a iso barbara wllhey 2025/11/9/Ahad
Saad iyo siin waa kala yaqaan waana kala saaraa ninkii xikmad u saaxiib ahi.
Ciidanka soomaaliyeed🇸🇴🇸🇴🫡
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Jijiga