Last Generation
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Last Generation, Digital creator, Jijiga.
Hacking
07/05/2024
Dalka Japan ayaa noqday Dalkii ugu horayyey ee sameeyay ama bilaabay farsamada 6G,
taas oo bedeli doonta tiknoolajiyada hadda la isticmaalo caalamka ee 5G, oo aan wadamada qaar weli laga helin.
Tiknoolajiyada 6G ee ay soo bandhigtay Japan ayaa la sheegay in xawaaraheeda uu 20 jeer ka badan kan hadda jira ee 5G.
Xawaaraha 5G waa 20 GB ilbiriqsigii, laakiin xawaaraha 6G waa 1TB ilbiriqsigi.
17/07/2023
RUN
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Jijiga