Pro Ridwan Sheik Nur

Pro Ridwan Sheik Nur

Share

Waxan ahay tabiye Kubbada cagta ah, taagera United ah iyo wariye Sports, kusoo dhawow Page-keygan. ๐Ÿ””

28/05/2026

๐Ÿšจ | Kuwani waa 13-ciyaar yahan oo dhammantod ka ciyaara khadka dhexe, waxaana lala xidhiidhinayaa Man United iney ugu yaraan saddex ciyaar yahan kala soo wareegi doonta.

Hadaba saddexdee ayaa dookhaga ah oo aad jeclan lahayd iney kooxdu lasoo wareegto?

28/05/2026

๐Ÿšจ | Ku guulaystaha Abaalmarinta PFA POTY Ayaa lagu dhawaaqi doonaa 25-ka bisha August 2026. ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡น๐Ÿคž๐Ÿพ

Bruno Fernandes. ๐Ÿ”œ

28/05/2026

๐Ÿšจ๐ŸŽ–๏ธ| ๐‰๐”๐’๐“ ๐ˆ๐: Maamulka Manchester United si dhab ah ayay u jecel yihiin Mateus Fernandes taasi waa xaqiiqo. []

28/05/2026

๐Ÿšจ๐Ÿ“Š Isbarbardhigga ร‰derson Vs Casemiro waxqabadkoodii xilli ciyaaredkan dhamaadey ee 2025/26. [Sky]

27/05/2026

๐Ÿšจ๐Ÿ’ฃ BREAKING: Anthony Gordon to Barcelona ๐—›๐—˜๐—ฅ๐—˜ ๐—ช๐—˜ ๐—š๐—ข ! โœ…

Newcastle ayaa heli doonta โ‚ฌ70m+โ‚ฌ10= โ‚ฌ80m, waa qiima sare ma uqalmaa lacagtan Anthony Gordon?

27/05/2026

๐Ÿšจ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ท BREAKING: ร‰derson Aad iyo Aad ayuu ugu dhow yahay inuu noqdo ciyaaryahan Manchester United ah!

United waxay ku dhowdahay inay dhameystirto heshiiska iydoo kooxdiisa Atalanta heli doonta lacag dhan ยฃ39m, shuruudaha lacag bixinta ayayna hadda ka wada hadlayaan labada kooxod iyo qaybaha ay ukala bixin doonto United iwm.

Halka heshiiska u dhexeeya United iyo ร‰derson horey loo dhammeystirey qandaraasku waa diyaar - waana heshiis shan sano ah.

Sidoo kale wali ansixinta k**a dambaysta ah ee United ayaa loo baahan yahay si waxwalba oo loo dhammeystiro. []

27/05/2026

๐Ÿ“ธ | Ciid wanaagsan saxiibayaal ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ. โค๏ธ

26/05/2026

๐Ÿšจ | Haddii uu ku soo gaadho Postigeygan Waxaan ku leeyahay Wll CIID Mubaarak Kullu caam wa antum bi khayr. ๐Ÿฅฐ

Alle haynaga aqbalo aniga iyo adigaba Soonkii iyo cibaadadii aan kusoo dadaaleynay cidduu ilaahay waafajiyay 9-kii cisho ee bishan iyo dhammaan acmaashii wanaagsanaa. ๐Ÿ•Œ โค

Photos from Pro Ridwan Sheik Nur's post 26/05/2026

๐Ÿšจ | Manchester United ayaa soo saartey saddexda ciyaar yahan ee usharaxan abaamarinta ciyaar yahankii ugu bandhiga fiicnaa kooxda bishii May:

Bruno Fernandes Ugu Codee โค๏ธ
Matheus Cunha Ugu Codee ๐Ÿฅฐ
Kobbie Mainoo Ugu Codee ๐Ÿซจ

Yaad ucodeyn lahayd?

26/05/2026

๐Ÿšจ | Senne Lammens ayaa badbaadiyay goolal ka badan goolhaye kasta oo kale oo ka ciyaaray Premier League xilli ciyaareedkan.

Tirada la sheegay celcelis ahaan waa +6.39 badbaadin โ€” taasoo micnaheedu yahay inuu badbaadiyay fursado la filayay inay gool noqon doonan.

Taasi waxay si weyn u muujineysaa heerkiisa badbaadin iyo saameyntii-tiisa xilli ciyaareedkan. โค๏ธ๐Ÿ’ช

26/05/2026

๐Ÿšจ๐ŸŽ™Rio Ferdinand:๐Ÿ—ฃโ€œSaxiixa Robert Lewandowski ma aha fikrad xun, haddii la keeno United, waaya-aragnimada uu leeyahay iyo waxyaabaha uu bari karo Benjamin ล eลกko waxay noqon karaan kuwo waaweyn."

"Haddii aad aaminsan tahay in Sesko uu sii ahaan doono weeraryahanka Man United 5-sano ee soo socda ama ka badan.

Wax badan ayuu ka baran karaa Lewandowski, oo ah qof wanaagsan oo humble ah. Waxaan u maleynayaa inuu Sesko wax bari lahaa, hagi lahaa, isla markaana jihada saxda ah u tilmaami lahaa."

"Waxaan qabaa inuu noqon lahaa saxiix caqli gal ah. dabcan mushaharkiisu aad ayuu u weynaan lahaa, laakiin haddii aad rabto inaad kooxda faaโ€™iido u sameyso, wuxuu noqon karaa presence weyn.โ€

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


150-Km
Jijiga