OQP

OQP

Share

ONLY QUALITY PEOPLE (OQP)

20/03/2024

1 DAY TO GO!!! SOMALIA 🇸🇴 VS ESWATINI 🇸🇿 GUUL IN SHA ALLAH ❤️

18/03/2024

Sawirkaan ayaa X ama Twitter dhex warregaya. Altcoins-ka pull run-kan ama cycle-ka 4 trillion ayaa la filanayaa iney soo gasho.

Midna iga qor wey adkaan doontaa tokens-ka qaar in xitaa ay mar 2 ku laabtaan ATH. Kuwo cusub ayaa qarxi doona 100x sameyn doona.

2021 wixi qarxay oo dhan waxey ahaayeen coins aanan 2017 dhaqaaqin.

History will repeat it self aniga s**t coin ma galo lkn hadda dhowr website oo weliba aan bishii lacag bixinaayo ayan registeration ku sameyey. si deep ah on chain analysis u baahan thy si fudud uga heli karto. Queries-ka aad weydiiso war bixin Rasmi ah kaa siin karo.

14/03/2024

Dr’ku Xiligan xiligiisii lacag ayuu qaybinayay

Photos from OQP's post 13/03/2024

Wlhi wa wax aad iyo ad u xun intaad caawin lahayden inanaad camera la so wada baxdan ood duubatan wlhi wax an ku qiyaaso ama ku cabiro darenkayga ma garankaro markan arkey melgubaneysa ood camerado la dultagantihin caloosha I hurta marwalboon dhaqanka aad ka u foosha xun een baryahan danbe somalida aadka ugu badanaya wa wax aad loga yaqyaqsodo somaliyy anigu waxan fahmi waxan meesha uu inagaso galay 🥹🥹🥹🥹

08/03/2024

Doolarka Maraykanku korbu u kacay like inusan kaydka federaalku aanu hoos u dhigi doonin heerka dulsaarka.

Dhammaan tilmaamayaashan waa kuwo iska soo horjeeda oo aan is waafaqsanayn.

Wax baa dhici doona ugu dambeyntii!

Photos from OQP's post 08/03/2024

Congratulations pro lukman Mubarak Ahmed Allah ha ka dhigo aqoontad baratey mid anfacda dalkaga iyo diintada iyo dadkagaba insha Allah Wll hambalyo hambalyo

07/03/2024

🟥 Gudoomiyaha Kaydka Federalka ee Maraykanka Powell:

Muwaaddiniintu ha ka welwelina lacagaha dhijitaalka ah ee bangiga dhexe, waxaanan isku daynaa inaan isticmaalno tignoolajiyada si aan wax ugu fududeyno.

07/03/2024

CODSI MUWAADIN

Ku: dawladda hoose ee Jigjiga.

Fadlan meeshaas ha lagu dhajiyo calaamad muujinaysa jihada loo maro jidka Airport-ka iyo inta kilometer uu goobtan u jiro.

Qolo marti ah oo lunsan ayaa maalin dhaweyd goobtan igu joojisey ina weydiisey dhanka uu ka jiro jihada airporka.

Jigjiga wey weynaatay ee wadooyinkeeda calaamado ha loo sameeyo iyo magacyo lagu garto.

Waxa qoray: Nuradin Jilani

07/03/2024

Top Coins Daily Charts:
- SingularityNET gained 37.6%
- Fetch.ai gained 35.5%
- Render gained 32.6%
- NEAR Protocol gained 24.6%
- Akash Network gained 21.4%
- Fantom gained 17.0%
- Flow gained 15.9%
By

04/03/2024

Top Coins Daily Charts:
- Bonk gained 54.7%
- Pepe gained 47.2%
- Fantom gained 28.5%
- Shiba Inu gained 28.5%
- BitTorrent (New) gained 24.5%
- Dogecoin gained 21.3%
- JasmyCoin gained 18.1%
By

28/02/2024

Top Coins Daily Charts:
- Arweave gained 45.8%
- Pepe gained 37.5%
- JasmyCoin gained 26.1%
- Dogecoin gained 23.8%
- Toncoin gained 18.9%
- Fetch.ai gained 18.1%
- ORDI gained 17.8%
By

28/02/2024

Top Coins Daily Charts:
- Pepe gained 44.5%
- Arweave gained 38.7%
- Toncoin gained 23.0%
- JasmyCoin gained 22.7%
- Fetch.ai gained 21.2%
- ORDI gained 18.4%
- Aptos gained 16.9%
- Gala gained 14.9%
By

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


Jijiga