Caydarus Rashid Mohamed
Caydaruus Rashid Mahamed
26/02/2022
Mahuuran
26/02/2022
Ducoda amiin amiin amiin
13/10/2021
Sharaf iyo farxad ayay noo hayd aniga iyo wefdigeyga aan hogaaminaayay in aan goobjoog ka noqonno ku dhawaaqista go’aankii Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee dacwadda baddeenna, taas oo guushu nagu raacday.
Waxaan mahad iyo ammaan u jeedinayaa qareennadii iyo khubaradii qeybta weyn ku lahaa difaaca baddeenna, madaxda Qaranka oo u dhabar adeygay in guushan la gaadho, shacabka Soomaaliyeed ee taageerada iyo ducada nagala garab joogay iyo cid kasta oo kaalin ku lahayd in aan xaqiijinno guushan aan xaqeena ku soo dhacsannay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Siman
Jijiga