Ali M.Mohamoud

Ali M.Mohamoud

Share

Senior Sales and Marketing Executive

10/03/2026

02/03/2026

21/02/2026

#

09/02/2026

Horumarka Caasimada

08/02/2026

23/11/2025

Ninkaan aad aragtaan gabadhiisa ayaa waxaa lagu sameeyay qalliin dhanka maskaxda ah kadib markii uu cudurka Kansarka ku dhacay.

Gabadha yar oo qalliinkeeda lagu guuleystay ayaa madaxeeda waxaa si cad uga soo muuqday raadkii qalliinka midaasoo niyad jab ku noqotay, balse aabaheed oo dareensiinayo in kaligeed aysan aheyn ayaa asigana timaha madaxiisa iska xiiray, waliba qaab lamid ah midka gabadhiisa oo kale ayuu ka dhigay, si uu u dareensiiyo ineysan kaligeed aheyn.

Talaabada uu aabahaan qaaday ayaana si weyn baraha bulshada ugu faaftay ayadoona dadka aad ugu amaaneen talaabada uu qaaday gabadhiisana kalsoonida ku siiyay.

11/09/2025

Dibiga geesaha wayni lo’da kale na hadhka uma daayo isaguna ma hadhsado horaan idiinku sheegay gacantiisay ku burburaysaa !

07/09/2025

08/01/2025
27/11/2024

😊

25/07/2024

I have reached 7K followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Bolle Michael
Addis Ababa