Midnimo Media Post

Midnimo Media Post

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midnimo Media Post, Media/News Company, Addis Ababa.

Midnimo media post makes you changes alot on the reality in the ground availability of reliable information about socio-economic, development and political aspects in side Ethiopia and more focus on Somali state.

16/03/2021

U codee Mudane Mubashir Dibad, shaqsiyadisa aad u wanaagsan waa muhiim balse qabiilkiisa ha ku dooran, waa hadaad rabto inaad maanta codkaaga ummada ugu hiiliso.

16/03/2021

Dadka Diyaasada aan gayin ee ku dhex xunqaacaya bilaa calayk wax ha isku falaan oo bal ha naga daayaan ugu yaraan foolxumadooda dabada ay qaawinayaan cawradooda!

27/11/2020

Arrinka maqale ka socda dadka intooda badani sida ay moodayaan ma aha. Waa run in dad badani ay xaq u arkaan in TPlF meesha ka baxdo. laakiin TPLF waxay rabtaa in la isla wada daadago oo lawada galo danbiyo dagaal oo lawada qoyo, maadaama ay ogtahay inaanu jirin miciin siyaasado kale oo danley ah uu u hiilinaya waaqaca jira.

PM na marabo inuu galo danbiyo dagaal xasuuq wata, oo waxa uu u diirnaxaya shacabka tigrayga ee la maro habaabiyey waxaana uu ku luuqaynayaa codkiisa macaan heesta la dhaho "Hawlgalka iyo Soo celinta adkeynta Sharciga"

Filimadan Eseyaas Wuxuu u miciinsandey siyaasada nooca tolarance and wait policy la dhajo ee nooceeda dulqaadka baden huwan waxaa uuna tumaysaa laxanka macaan dagaalka, halka farmaajo na u tumayo gitaar codka mcn ee Abidy ku luqeynayo halka Ismaacil cumer geelena la macsoomay marti-sharaf leh sacab moraal kulansadey oo dan keentay ah.

Barnaamijkan Waxaa dilaal ka ah gacanyaraha wakiilka reer galbeedka ee bariga Africa UAE. ujeedada ugu weyn ee looga dan leeyahay riwaayadan ayaa ah in xididada loo siibo oo hawada loo diro isbahaysigii gabalkiisu dhacay ee TPLF iyo China.

Markaa laxanka macaan, gitaarka qurxoon iyo codka macaan iyo martiqaadka rag ayaa iska leh sponsership. aan fanaanka codka mcn ee Abidy dhageysano heestiisa u ku luuqaynayo ee ah "hawlgalka adkaynta iyo sareynta sharciga".

18/06/2020

Itoobiya waxay Masar ku eedaynaysaa inay ku dheggan'tahay heshiisyo duug ah oo isticmaarkii ka tagay laakiin dhinaca kale Itoobiya waxay iyana ku dheggan'tahay heshiisyo duug ah oo lagu mulkisiiyay dhulka iyo dadka Soomaaligalbeed.

La jiifiyaana bannaan.
Source:
Ismaciil Cali Ismaciil

17/06/2020

Jijiga iyo xaalada caabuqa CoViD 19

Caawa Iyo Caalamka - BBC News Somali Kala soco telefishinka BBC News Somali 30 daqiiqo oo isugu jira warar, wareysiyo & faallooyin ku saabsan Soomaaliya iyo Caalamka

17/06/2020

Xaalada Feerfeer Waxay u baahan tahay gurmad, dad shacab ah oo aan hubaysnayn in xadka dad hubaysan kasoo wareeraan oo ay laayaan.
Arintan ma aha arin loo dulqadan karo hadi degdeg looga jwb celin.

17/06/2020

Welcome to MMP

09/06/2020

Guumeystihii qarnigii 19aad siyaasadii muxuu mw mustafe dabada u haystaa ma cid ku qasbaysa ayaa jirta annagu ma doonayno siyaasad "qaybi oo maamul ah" waa maxay sababta dhaatiyada kaladuwan bulshada loo kala xidhayo, kolba magacyo danbiilinimo takoor ah.

1. Heego, mw mustafe xukumadisu yey heego u taqanaa? Jwbtu waa cidwalba oo cabdi iley lasoo shaqeysay waa sidey iyagu shaatiga siyaasada ugu addeegsadaan, halkan dulmiga ku jira ee dadka lagu kala faaqidiyo takoorayo one day one time dulmigan wuu qarxi doona, addeer heego waa cidii faldanbiyeed cad oo cadaalada maxkamadu kuso cadeystay gaysatey laakiin masaakiintii shalay dulmanaa maantana ha laba dulmina(dulmi laba jeer ah).

2. Ganacsadihi shalay shaqeystey: cabdi ku siiyay, kan maanta shaqeysanaya mustafe ku siiyay, labaduba waa dulmi oo cadaalad la'aan iyo kalatakoor jira shalay iyo maanta.

3. Shaqaalaga dawladda: dhamaan waa wada heego ayey u taqanaa xukumadan cusub waxayna boosaskodi ka xayuubisay agaasimayaal baden kuway ku badashey waa bilaa tayo, ma shaqeystayaal wada "afenya" oo kulansanin aqoon, karti, xirfad, waayo aragnimo oo aan waxba ka aqoonin nidaamka dawladnimo. Waana kuwa qayb weyn ka ah kala qaybinta bulshada aqoonyahanku ha ugu horeeya. Dhibmaleh wakhtiga ayaa maalin uun saacidi doona aqionyahanka la kufsadey.

4. Heego fadilan iyo heego danbilayaal ah
5. Maxaabiis iyaguna aaminsan in dadku dulmiga ku daawanayey qaarkod cuqdad buuxisay oo bulshada kala fadilaya qaubinaya.

6. Nairobi, diaspora iyo keelo kale, aan waxba ogayn geeridii rasuulkana, aaminsan luuqada english pragraphs inay wax kuso kordhiyeen siyaasada xataa xisbigii ay katirsanaayeen caayaya leh waa xisbi baadil faashil ah.

7. Health officer maaliyad ah, geagraphy water ah, animal science administration ah, agriculture dalkhli ah, engineer madax xisbi ah iwm, oo kuwii takhasus zirfadaha lahaana la takooray, the time will who is right position?
8. Culumadii iyaguna kala qaybsan inti shay xidhnayn oo leh intii aan xidhnayn dulmiga ogaleyd waa heego.

9. Qabyaalad la jifeeyay oo bulshadi kala fogaynaysa(odayaal wax magacaawa laakiin aan xirfad iyo waayo aragnimo midna u eegayn, odhan xiligi cabdi ayuu shaqeynayey.

10. Habfikirki ummada oo aan waxba laga badalin shalay cadaaladdaro iyo maamulxumo maantana lamid.

Ummad iyadu iskuwada maqan oo guumeyste dulaystey ka dilay damiirkii iyo habfikirkii, madexweyne mustafe inuu sidan yeelo kala qaybiyo maamul guumeyste ayaa ku khasbaya hadana ina leh kaalaya Addisaba oo dulmiga heeryada iska dulqaada. Islaaya, canbaareeya, afuufa, isduleeya, isxidhxidha, isdhaca iwm. Markaa mucaaradkeena iyo muxaafadkenuba waa la haysteyaal u dhiban xidhan guumeystaha.

Free bulshada DDS si ay maalmuhu ugu kala duwanaadaan oo wakhtiga iyo dharaaruhu isku dhinac u dhaqaaqaan.

Photos from Midnimo Media Post's post 30/05/2020

;- Dowlada Turkiga oo Diyaarado Millatari ugu deeqday Dowlada Soomaaliya.

Wasaarada Gaashaandhiga Dalka Turki ayaa waxa ay sheegtay in Turkigu dhawaan Dalka Soomaaliya gaarsiin doono diyaaradaha nooca qumaatiga u kaca ee Dagaalka.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa inoo xaqiijiyey in Madaxweyne Erdogan uu amray in si toosa ah Ciidamada Cirka ee uu Turkigu u tababaray Soomaaliya loogu qalabeeyo Diyaarado Dagaal si ay dalkooda uga difaacaan Cadowyada Huwanta ah. haddaa ku faraxsantahay guushaweyn ee aan gaarnay.

.

28/05/2020

Wasiiro iyo kuxigeeno baden filo maalmahan oo la badali doono musuq lagu hayo

Want your business to be the top-listed Media Company in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Addis Ababa