Somali Digital Chanel
Social media
Dabaal Degyo Ayaa Caawa ka socda Magaalada Gaza oo lagu soo dhawaynayo heshiiska lagaadhey
Waxaa caawa oo khamiis ah lasoo Afjarey Colaadii labada sano socotay Ee magaalada Gaza
08/10/2025
Ugu yaraan saddex qof ayaa dhintey oo dhowr ayaa la la'yahay kadibmarkii roobab ka da'ay ooy Daadad ku dhufteen Magaalada Typhon Matmo Ee waqooyiga Vietnam.
08/10/2025
Wasaaradda caafimaadka ee Qaza ayaa Arbacadii warisay in 10 qof la dilay 61 kalena ay ku dhaawacmeen 24-kii saac ee lasoo
08/10/2025
Maxaa Sababay In Mushaharka Ciidanka Booliska Uu Ka Hooseeyo Mushaharka Shaqaalaha Dawladda?
=======------========
"Ku dhawaaqista mushahar kordhin aan ku habboonayn niyadda iyo sharafta saraakiisha booliska ama askarta waxay calaamad u tahay in dowladda ama xisbiga talada haya aysan fiiro gaar ah u siin.
Waxaa Qorey Jawaar Nahamed
30/07/2022
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.
Waxaan ehelka, qaraabada, qoyskii uu ka baxay, dhamaan ummada Soomaaliyeed iyo shacabka Jubaland uga tacsiyaynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Wasiirkii Arimaha gudaha Federaalaynta iyo dib u heshiisiinta Jubaland walaalkay Marxuum Gen: Maxamed Warsame Darwiish oo ku geeriyooday dalka Jarmalka.
Alle ha u naxariistee Marxuumku wuxuu heerar kala duwan uga soo shaqeeyay dalka gaar ahaana Jubaland isagoo kamid ahaa aas aasayaashii wakhtigooda iyo aqligoodaba u huray dhismaha Jubaland iyo dadaaladii Dowlad dhiska ahaa ee ka danbeeyay isagoo qeyb weyn ku lahaa sal u dhigida Wasaaradahii uu soo maamulayay wakhtiyadii lasoo dhaafay iyo howlahii baaxada lahaa ee uu u hayay shacabka Jubaland.
Waxaan Allaah uga baryayaa in uu Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo ehelkii, asxaabtii, dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Bulshada Jubaland ee uu ka baxay alle ha u naxariistee marxuumka.
Aaamiiin.
page kan oon mudo sanad ah wax lagu qorin kalasoco hada kadib warar xaqiiqo ah
Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland mudane: Axmed maxamed islaam ayaa Guul taariikhiya kutilmaamey heshiiska doorashada somalia oo ay ansixiyeen labada aqal ee Baarlamaanka DFS
26/09/2020
Labada Aqal ee Baarlamaanka Somalia ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay heshiiskii doorashada Somalia ee ay Gaadheen madaxda Dawlada Federalka iyo maamulgoboleedyadu waxaana soo xaadirey 255 xildhibaan ooy 40 sanatoro yihiin 215 na yihiin Golaha shacabka waxaana diidey laba xildhibaankaliya waxaana ka aamusay hal xildhibaan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Addis Ababa