Master duulaaye
Dhacdooyin xaqiiqo ah
03/09/2022
15/08/2022
Wax ka ogow Madaxweynaha cusub ee Dalka Kenya.
William Ruto ayaa noqday Madaxweynaha Dalka Kenya , Ruto wuxu ku dhashay magaalada loo yaqaano Kamaguta tariikhdu markay ahayd 21/12/1966-kii.
Ruto wuxu jaamacada ka qalin jabiyay 1990-kii isagoo bartay Botany and Zoology ( Cilmiga Barashadda Dhirta iyo Xayawaanka) , jamacadisii Labaad Master-ka wuxu ka qalin jabiyay cilmiga loo yaqaano MSC -Plant ecology (Barashadda Dhirta) sanadkuu markuu ahaa 2011-kii , Jamacadisii sedexaad ee PHD-ga waxa uu ka qalin jabiyay 2018-kii.
2018-kii markii uu dhameeyay Jamacadisii 3aad wuxu xubin ka noqday Christian Union , wuxu kale oo uu noqday Gudoomiyaha Jaamacada Nairobi.
Ruto sanadku markuu ahaa 1997 wuxu noqday xubin kamid ah barlamaanka dalka Kenya , waana halka uu siyaasada kasoo galay , ugu danbaytiina Ruto waxa uu noqday Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya 06 October 2014-kii.
Ruto 8 bishii October 2014-kii Laba maalmood kahor uun markii la doortay wuxu ahaa ku simaha madaxweynaha dalka Kenya , isago marka madaxweynaha Kenya tagey maxkamadda aduunka ee Heeg.
2017-kii mar labaad ayaa isaga iyo madaxweynaha dalka Kenya Uhhuru Kenyaata ku guulaysteen doorashada dalkaasi.
2020 waxa la oo magacabay gudoomiyaha Xisbiga Isbahaysiga ee UDA , waana xisbiga uu hadda ka tartamay ee uu kusoo baxay.
Diinta uu aaminsan yahay waa Christian.
Dadka sida dhaw u yaqaana waxay ku tilmaaman shaqsiyadiisa Ruto inuu yahay nin aad u dhibadan , waxa lagu eedayaa inuu gaystay Dil , inuu xaday dhul , inuu Hotel uu isagu leeyahay si sharci daro ah ku dhistay , sidoo kale inuu ka qayb qaatay rabshado ka dhacay dalka Kenya.
Rutto oo ay xaaskiisa is guursadeen 1991-kii oo lagu magacaabo Rachel waxay u dhashay 6 caruur ah , waxaana la sheega inuu haysto Cunug yar oo sharci daro ku dhalay.
SNB TV
25/06/2022
Golaha baarlamaanka deegaanka ayaa xafiiska biyaha ee deegaanka u aqoonsaday xafiiska ugu dadaalka fiican deegaanka somalida. Waxaana lagu abaal mariyay shahaado sharaf
Hadaba adigu (muwaadin) xafiiskee ayaad leedahay waa xafiiska ugu liita?
Qalinka cadaalada media
25/06/2022
Rasal-wasaarre xamse ayaa maanta
Helay kalsooni wadajir ah (cid kasta ayaa gacanta utaagtay)
Qalinka cadaalada media
24/06/2022
Ciyaaraha maanta la ciyaari doono
Gobalkee ayaad taageero utahay
23/06/2022
XASUUSIN:.
caawa waa jimcee aan ku salino nabigeena SCW
QALINKA CADAALADA MEDIA
23/06/2022
Sheeg goob tani mayshay kaga taalo deegaanka somalida?
21/06/2022
21/06/2022
Dadka badan oo axmaaro ah ayaa lagu Dailey dagma da Gianni ee Oromo da 250 qof
20/06/2022
Hotel sahal magalada jigjiga ayaa samaynaya xaflad soo dhawayn ah rasul-wasaaraha cusub ee soomaaliya
Qalinka cadaalada media
20/06/2022
"Inaan kahortagno kantarabaanka waa xaqiijinta ilaallinta amniga muwaadiniinteena iyo faa'iidadooda" waxaa sidaas yidhi Wm mustafe muxamed omer
Shere garee pageka wll
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
30
Addis Ababa
GOOD