Said Turan

Said Turan

Share

Qabiil iyo qaran meel mawada galaan waxaan ahay nin qaran

01/03/2024

01/02/2024

Maamulka Masaajidka Waalideyn ee magaalada Muqdisho oo faahfaahiyey meyd ay diideen in ay ku tukadaan:

"Waxa na loo keeney meyd ay wadeen wiil uu dhalay marxuumka iyo walaalkii, waxa aan weydiiney in uu tukan jirey saaladda, ilmihii marxuumka ayaana noo sheegey in aan aabbihii tukan jirin salaadda, annana kuma tukan - waana sida ay tahay qof isaga nool diidey salaadda, hadduu dhinto laguma tukanayo." - Ayuu yidhi wadaad u hadlay maamulka masaajidka Waalideyn.
😭😭😭 ilaahow salaad la.aan hanaga dhigin
اللهم اجعلني مقيم الصلاة ومن ذريتي

31/01/2024

Maanta Salaada duhur kadib qof dhintay meydkiisa ayaa la keenay masaajidkaan ku yaalla xaafada Galmudug ee duleedka Muqdisho.

Dadkii markii ay salaada janaasada isku diyaariyeen inay ku tukadaan ayaa masaajidka sawaxan iyo buuq is qabsaday kadib markii imaamka masjidka uu sheegay in aan salaada lagu tukaneynin meydka maadaama uu taaruku salaad ahaa sidaasna loogu sheegay imaamka markii h**e.

Hadal heyn iyo buuq badan ayaa ka dhalatay, dadkii masaajidka joogay maadaama ay la yaab ku noqotay dhacdadaan. Meydkii isagoo salaada janaaso lagu tukan ayaa la celiyay.

Waa iga talo taaraaku salaadow salaada tuko inta aan laguugu tukun.

Qore; Cumar Baashane

Sii faafi walaal si ay ugaarto dadka aan dukan ama aan ilaalin salaada.

26/09/2023

Su'aalo ku saabsan aakhiru samaanka

07/03/2023

Prank qosol ah

Photos from ‎توفيق الحكيم‎'s post 17/10/2022
Want your business to be the top-listed Media Company in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Addis Ababa