Abshiro tuuri
NINKII SHEEKHA AHAAN JIRAY
22/03/2026
waxaaa saxan xilibaan cali waayo run ayuu sheegay dayib intuu magaalada Soo galay ayuu hadana dhuumaal kaga baxay habeenkaa uu imadaayna ruux ayaa biyo la.aan u dhintay magaalada hargele
dayib waxba ooma hayo gobalka
16/11/2025
✓Council Hargele waxaa Loosoomagacaabayaa Nin reer Qaasina Coming Son
07/10/2025
reeeka reersoonqaad ah kan matalo Ruux kale oo wax bartay Malaga waayay
wuu iska jiifaa asaga oo shirka maamulka ku Jira meel kastana sidaa ayuu ooga jiifaa
07/10/2025
madaxa ayay kaga dhacday
ilaahay ayaa umada ka qabtay magaaladi ayaaba dagtay
maasjidka iska gal dhaha
07/10/2025
ina xasan bare wali muun dhargin miyaaaa
Waxa la sheegi ma runbaa
War hargele laydh ma leedahay mise waa sidii aan ku ogaaa
14/02/2025
Ayaa leh afdher
Click here to claim your Sponsored Listing.