Hiil-Qaran

Hiil-Qaran

Share

Somala hanolato

17/11/2019

Shiikhow jin ninkii keena saara bay somalidu dhahdaaa.
Alshabaaab Adaaa nokenaye Saar.

Photos from Hiil-Qaran's post 06/11/2019

GOORMA AYAA GUDCUR UDHASHAY DHULKII UDUGA.

waxaa doorasho hardan badan kadib doorasho kusoobaxay hogaan aan shacabwaynaha puntaland uriyaaqin Ninka Hada Gabalkiisu siidhacayo ee Siciid Abdullahi Dani 08/01/2019.
Malinkaas oo Aan dhihikarno Puntland waxa udhashay Hamyno Mugdi ah Ama sanado aan iftiin jirin.
Waxa u bilowday shacabka ku nool deeganada puntaland mamul xumo joogta iyaga iyo D.federalka oo la damcay in la iska horkeen laakiin anan lagu guulaysan Oo shabacku ka biyo diideen arintaas oo uu Dabada ka riixayo Siciid Dani.
Waxaaklo bilabatay cadaalad daro ka dhan ah shacabka iyo intii ka soo horjeeda kooxda looyaqaan aaran jaan.

Baaq
Shacabyahow waxaa tusaale wanagsan u ahaydeen bulshada soomaliyeed
Mahan in koox yar sharakii puntalnd hog aan laga garan ku rido waa inaad kacdaan oo iska qabataaan kooxda sooduushay.
Puntland cadowgeedu Hajabo

like iyo sher.

Want your business to be the top-listed Autos & Automotive Service in Cairo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Ahmed Zewal St-omarat-Giza
Cairo