Isfahan Pro Som

Isfahan Pro Som

Teilen

Comedy,
Business, Motivation,
Conversation,
Happy Content. Non profit activities

07/08/2023

beriba waa maalin kaloo,
Haduu mowd kabadbaado,
SHAKEETI baa balan qaado

Xarunta ugu weyn waatane bal xaga YouTube sida Facebook ugusoo biira ,

beriba waa maalin kaloo,
Haduu mowd kabadbaado,
SHAKEETI baa balan qaado,

Ilaahay baryadiisu,
Baaqan walaalo,
Qosolkaan kubilaabo,
Beerku weydin cadaane,

Kolay wayska bilaashoo,
Taano kaabixi maysee,
Bash kasii Subscribetoo,
Buuxiyo igu kaaba,

Waligay idinkama bakhayline
Bal markiinaa wax muujiya,
Oo barbarkaas aan isla eegno,

Aduun aan isu noolnahay farxadeenu waa bilaa shuruuud ,

30/07/2023
26/07/2023

Waayo aragnimadaydu waa waxyeelooyinkaygi h**e!!

Qore ABWAAN Qaraabo Jacayl

LE VRAI SUISSE IBAB - YouTube 06/07/2023

https://www.youtube.com/

Kani waa Youtubekayga Suisseka ah!!
Maanta ayaan furay igala soco oo Subscribe garee!!

Waxaan ahay saaxiibkiin wax fiican ayaan idiin keenayaa Insha Allaah waana idiin heelahanahay aaan isla shaqayno MAHADSANIDIIIN

LE VRAI SUISSE IBAB - YouTube Share your videos with friends, family and the world

05/07/2023

Réer ISFAHAN Asc !
Ma nooshihiin horta SHAKEETI IYO HARWASH IYO GAFUUR BA WAA NOOLYIHIINE,

Walahi dhamaanteen waxaan rajaynaynaa sidoo sidii waagii kawanaagsan!!

Adaa kadhigi kara kulahaa gafuur ninkaasi hadalka waa helaa!!

Dalab majiraa diyaar baan nahaye aan dabka kasoo tuurnee!!

Shurun-shuurkii maanta aad bay u faraxsan yihiin!!

Car dookhiina soo sheegta anagu diidi maynee dadkeeniiyow ❤️🌺💋

09/01/2023

😂🤣🤣 sxbayaaal dheguhu idinma alxanee 🤣,
SHAKEETI Rugtaan YouTube kala socda DEG DEG Subscribegareeya,
dufaantii farxada badnaydna udiyaar garooba insha Allaah iyo mid kasii daran https://www.youtube.com/ 🙏🤣🤣mahadsanidin dhamaan

06/01/2023

🤣🤣🤣 saaxiibyaal dhamaanteen 🙏waan isu xiisnay,
Tallow waxaan soo wadniyo wabiga yaa weyn,

Boorka iskasii jaf jafa kkkkkkk

Photos from Isfahan Pro Som's post 01/01/2023

Asc dhamaan Bulsha-weynta Soomaaliyeed,
Kuwii h**e ee Reer
Ilaa Asxaabtii ,

Iyo kuwa danbe ee qaaliga ahba🤝waxaan hawada idiin soo marinayaaa salaan sare,

Kuwaan is raadinaynee kala raagney waayo/xili caawa weysu raranahay,

Marka h**e wakhti baa isbedelaye ilaahay sanadkan kiisa farxad ayaan karajaynaynaa,

Marka xigga wax badan inaan kala faa’iidno sanadkan iyo kuwo kale oo badan ayaan rajaynayaa
Insha Allaah .

Wollen Sie Ihr Persönlichkeit des öffentlichen Lebens zum Top-Persönlichkeit Des öffentlichen Lebens in Geneva machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Kategorie

Adresse


1205 GENEVE
Geneva