Gedo State

Gedo State

Share

warar lagu kalsoonyahay xaqiiqana ah

05/17/2025

Prime Minister Hamze Iyo MD axmed Madoobe Wax Farqi Ah Kuma Kala Duwana
-Horaanti Usbucan Ayan Sheegay in Qorshaha Dawladu Ay Tahay Daneysi Ee Hadaan La Iska dhicin Waxa Ay Rabaan Ay Sameysanayan,Dadki Gedo maanta Ayey Baraarugen kadib Markii Uu Soo Baxay Wararka Sheegaya In Nin Ogaaden Ah Lagu Dooranayo Xarunta Gobolka Gedo Ee Garbaharey.

_Musharixiinta Ilaa Hada Codsiyada Dawlada U Gudbinayso Intooda Badan Wa Ogaden,Halka Marexanki Jubbaland Lahaa Ay Aaminsanyihin Inaysan Dawladu Doraneyn,Hadee Ogow Dhulka Doorashada Lagu Qabanayo Iyo wasirada Hawsha Wada Wa Mareexan.

Sida Aan Xogta Ku Helayo abaabul Xoogan ayaa Ka socdo Garbaharey ,Yaan La niyad Jabin Hala Dadaalo .

Marxum Xamze iyo Iyo axmed Madoobe Farqi Uma dhaxeeyo Dhamaantod Way Ka wada simanyihiin Naceybka Beesha Majoratyga ka ah Jubbaland.

05/16/2025

15 may 2026 markale ayuu iftiinki Somalia solaabanayaa oon cirka gaareynaa

05/16/2025

Deg Deg Qadar Oo Hub & Ciidan Somalia Keentay, Cirro Oo Mucaradka U Diiday Hargeysa
Barlamanka somaliya oo saxiixay heshiis Qatar ku ah somaliya iyo Ethiopia.

Gedo State

05/15/2025

📹 Deg Deg S/Land Oo DF Ka Caawineysa doorashada, Ujeedada Xisbiga u samaystay Xasan Sheikh war kaso baxayaan.

Gedo State

05/14/2025

DEG-DEG: Meydka sarkaal sare oo ka tirsan Militariga Soomaaliya oo laga helay guri Muqdisho ku yaalla.

Sida ay ii xaqiijiyeen ilo amni, waxaa xalay gurigiisa lagu dilay Gaashaanle Sare Cabdulkaadir Xuseen Cigaal, oo ka tirsanaa saraakiishii milatariga ee Dowladdii Kacaanka. Guriga sarkaalkan waxa uu ku yaallaa xaafadda KPP ee Muqdisho.

Marxuumka ayaa la helay isagoo daldalan, sida ay sheegayaan ilo lagu kalsoon yahay. Ilaa iyo hadda, hay’adaha amniga weli k**a aysan bixin faahfaahin rasmi ah oo ku saabsan dhacdadan.

Si kastaba ha ahaatee, warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in geerida Marxuumka ay la xiriiri karto cadaadis la saaray, kadib markii lagu amray inuu ka guuro guriga uu ku noolaa muddo ku dhow 50 sano – guri ay siiyeen dowladdii milatariga ahayd ee meesha ka baxday sanadkii 1991.

Wararka qaar ayaa intaas ku daraya in dowladda federaalka ah ee hadda jirta ay gurigaasi ku wareejisay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

05/13/2025

: Caburin iyo Afduub ka dhan ah shacabka Gobolka Gedo Ciidamo ka amar qaata Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow afduub ka geystay degmada Garbahaareey, iyagoo si sharci darro ah gurigiisa uga qafaashay Axmed Xuseen Jaamac, oo ka mid ah ururada bulshada rayidka ee deegaanka. Falkan ayaa cabsi iyo walaac xooggan ku abuuray bulshada deegaanka.

Shacabka Gobolka Gedo ayaa si isa soo taraysa uga sheeganaya cadaadis, caburin iyo falal sharci darro ah oo ay kula kacayaan ciidamo hoostaga Villa Somalia, kuwaasoo lagu eedeynayo in ay wadaan qorshe lagu wiiqayo amniga iyo nidaamkii kala dambeynta ee ka jiray gobolka.

Falalka nuucan ah waxay sare u qaadayaan xiisadda siyaasadeed ee ka taagan gobolka Gedo, halkaas oo ay muuqato in dowladda Federaalka ay isku dayayso in ay cadaadis saarto dadka deegaanka si ay u meel mariyaan dano siyaasadeed oo gaar ah. Shacabka ayaa codsanaya in si degdeg ah loo joojiyo falalka xadgudubka ah.

05/11/2025

Alla unaxariisto walalkey khadar Ahmad mahamud

05/07/2025

📹 Deg Deg SSC Oo P/Land Kabaha La Dulmartay, S/Land Oo Toogatay Rag..
Ciidanka dawlada iyo shacabka macawislayda oo sameeyey Howlgal kuwaas gaaray guulo is dabajoog ah.

Gedo State

05/07/2025

Diyaarad kale oo ka tirsan kuwa dagaal ee Hindiya ayaa waxyar ka hor ku dhacday gudaha Hindiya , sida ay ku warrantay warbaahinta Hindiya ,xilli ay horey saraakiisha Hindiya u qirteen in ugu yaraan shan diyaaradood xalay laga soo riday, taa oo ka dhigan fadaxeexadii u weynayd oo ay wajahayso Hindiya, kaddib markii diyaaradihii u badnaa ee dagaallada adduunka ka dhacay muddo 12 saac gudahood ah ay ciidanka Pakistan awoodeen inay ka soo ridaan Hindiya, sida ay warisay Reuters.

Pakistan, waxay diyaaradahan oo ay ku jiraan saddex diyaraadood kuwa casriga ah ee Faransiiska uu soo saaro Rafale jets oo ah jiilka 4.5 , awooday inay soo rido iyagoo ku jira hawada Hindiya , kuwaasoo dhammaan ku dhacay gudaha Hindiya.

Fiiro gaar ah;

Hindiya , waxay khasaarahan fadeexada ku ah wajahday, xilli aysan wali la kulmin jawaabta weerar labo gantaal ay u adeegsatay oo ay xalay ku qaaday gudaha Pakistan . Waxaa la filayaa kulan golaha amniga Pakistan oo uu guddoominayo ra’’iisul wasaaraha Pakistan in maanta laga soo saaro nooca jawaabta ay Pakistan ka bixinayso weerarka Hindiya oo telefishinka dawladda Pakistan uu ku warramay jawaabta weerarkaa inay yeelan doonto labo waji, balse lama bixin sharraxaad.

Xilli ay Pakistan , sheegtay inaysan wali ka jawaabin weerarka Hindiya , waxa ay mar horaba khasaare gaarsiisay Hindiya oo lumisay 6 diyaaradood , labo kuwa aan duuliyaha lahayn, burburinta ugu yaraan labo saldhig oo milatariga Hindiya ay ku lahaayeen xadka, qabashada askar ka tirsan ciidanka xadka Hindiya iyo dhimashada ugu yaraan 10 qof oo ciidanka Pakistan ay ka geysteen gudaha Hindiya. Waxay u muuqataa Pakistan inay Hindiya ka fogeynayso mar kale inay ku fakaraan iskuday ay ku weerarri karaan Pakistan, halka waxa la arkay ay tahay inay Pakistan iska horimaadkan ku soo bandhigeen tiknoolajiyadooda ay ku awoodaan inay dhulka dhigaan diyaaradaha Hindiya , iyagoo aan ka soo bixin hawada Hindiya.

05/07/2025

Dowlada india ayaa xala dagal culus ku qaaday dowlada pakistain dowlada pakistain ayaa ayaa sheegty in laba diyaradod so riden

05/05/2025

Deg Deg SSC Oo Faysal Dil & Xabsi Ku Xukumeysa, Soo Dhaweynta Firdhiye ee caasimada somaliya oo kaga qayb galayo kulanka wadatashiga qaranka, AS Oo Kenya Gashay

Gedo State

05/05/2025

Update: Madaxweynaha Maamulka Koonfurgalbeed Laftagareen ayaa tagidono Muqdisho kaas oo ka qeybgalidona shirka Madasha Wadashiga Qaranka, saacadihii udmabeyay ayaa la sheegayay in Cabadi Casiis uu ka cudurdaartay shirka balse xaaqii ma ahan arrintaasi. Madasha Shirka ayaa lagu balansanaa inay maanta furanto waxaana Muqdisho tagin qaar Madaxweynayaasha maamulada kamid kuwaas lagu wado inay tagaan maanta si shirka u furmo.

Maamulada Putland iyo Jubbaland ayaan qeyb ka nqoondonin shirka Putland ayaa horey udiiday ka qeybgalka shirka, halka Jubbaland Dowladda ay diidantahay inay aqoonsato doorashadii maamulkaasi ka dhacday ee Axmed Madoobe ku soo baxay. Beesha Caalamka ayaa iskudayday dadaalo lagu doonayo in Madasha shirka uu noqdo mid lo dhanyahay oo ay soo xadiraan maamulada maqan. Balse arintaasi ayay Dowladda Faderaalka u joojin waxay qaadatay go,aankeedii ahaa inay shirka tagaan sadex maamula gobaleed iyo hogaamiyaha SCC Khaatumo oo dib loga soo daray hadda ka dib aqoonsigii ay heleen.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Toronto?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Toronto, ON