DANAN FILMS

DANAN FILMS

Share

StudioBlack kala soco suugaan sheekooyin dhacdooyin iyo RIWAAYADO intaba

12/06/2025

Hees boqoradayda .............................
Erayada iyo laxanka
Mahad fayte
Iyadoo dhamaystiran
Kadaawo linkga hoose...................................
https://youtu.be/RT_1YbT-wf4?si=0GXGJapafwgRx_gA

05/12/2023

πŸ‘HIT SONG πŸ‘πŸ‘
SICIID SIISII IYO QUEEN ZAYA

01/07/2022

MUDANTII NOLOSHAYDAAY
LA AAN TAA MUGDI WEEYE
SIDAAD II MARXABAYSO
QALBIGAA KU MARQAAMA
HADAAN MAALMO KU WAAYO
MOOYI SAAN NOQON DOONO

07/08/2018

Muqdisho

Wolow aad madluun tahay
Muruga aad ku noolayd
Mudo saxal ku saarnaa

Ama mootar dhacayaah
Shacabkaagii mariyoo
kumacsuuntay geeridu

Kuwa maalma tagay iyo
Ku mashquulsan shalaybaa
Dabin kuu maleegoo
Mudnaan taada diidane
Muqdishooy ogsoo now

Maciin laa wayaashaad
magool kaagii baxayiyo
Mirahaagii siisaah
Midi kuu afeeystaye
Muqdishooy og sonow

Musbaaxii dalkaygaay
Africada madow iyo
Murutaaniyaan tagay
Masalkaaga dunidaba
Muqdishooy kumaan arag

Masiibadu way dhacdaa
Mugdiga waa lagabaxaa
Maqbuulka alaa hayeeh
Kamayro wixii kusoomaray
Muqdisho

Mahad fayte

04/01/2018

Dhoohane ninyahow joog
Soo dhalaanka maad dhalin
Dhito kuu dabaysiyo
Dhiigaaga soow maahan

Hooyadaad dhibaysee
Uga dhaqaaqday ubadkee
Ciirsila kudhaaftay

Dhabtii waa walaashaa
Dhaqan iyo afqura iyo
Dhalashaad wadaagtaan

Dhankastaba aduunyada
Dadku weysku dhacayaa
Dhaqmid guur haduu jirin
Ood dhamaysataan furis

Hakadhuuman ubadkaaga
Dhuuniga caruurtaada
Haka dhowrsan biikmooda

Mahad fayte

03/19/2018

Tani waa maanso aan u sameeyay 3 sano kahor Dowlad goboleedka soomaaliyeed ee puntland

Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment in Toronto?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Steeles Avenue
Toronto, ON