Daafeet

Daafeet

Share

Shabakada Warbaahinta Daafeet Media

03/05/2026

SHALEY DHAMAANTOOD WEXEY U OLALEYLAYEEN ANSIXINTA DASTUURKA MAANTANA DHAMAAN WEY KASOO HORJEEDAAN MAXAA QALDAN

02/26/2026

Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka koonfur galbeed oo la dardaarmey dhowr wasiir oo dhawaan la magacaabay

02/20/2026

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, Bahda Daafeet Media waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga direysaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeryootey Maama Timiro Cabdi Samad oo maanta ku geeryootey magalada Windsor ee dalka Canada.

Bahda Daafeet Media waxaa ay si gaar ah yacsi ugu direysaa dhamaan caruurteeda oo uu ugu h**eeyo Prof Cabdi Kuusoow, Ruqiya Kuusoow, Fartuun Kuusoow, Cali Kuusoow iyo dhamaan reer kuusoow.

Waxaan ilaahay subxaanahu watacaalaa uga baryeynaa inuu janadii fardowza ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka tagtena Samir iyo iimaan ilaahay ka siiyo alaahuma aamiin.

02/04/2026

Sideedaba waxaan maqli jirey Duul calaasha ka raran iyo Duul Mansab raadinaaya wax ha u dhiiban masiir umadana haku aaminin sababtoo ah qadiyad k**a aha ee waa jaranjaro ka dhigo

Aawey intey ku dambeysaa riyadii eheyd Dooy Shabeele intaas mey uga ekeyd aduunyooy xaalkaa ba,a.

Gobolka shabelaha hoosoow xaal qaado insha alaah maalin uun wax wey garan doonaan siyaasiyiinta u dhashay gobolka oo masiirka umada iyo tan gobolkaba ka daneystey iyo siyaasiyiinta Reer Baay iyo reer Bakool oo gobolka Shabeelaha Hoose kula shirkoobey dad aan deegaanka u dhalan.

Siyaasiyiinta Baay iyo Bakool waa dardaaran caqliga ha shaqeeyo qaabka aad hada wax ku maareyneysaan ma aha wax fiican ogaada in gobolks shabeelaha hoose uu ka tirsan yahay maamulka koonfur galbeed ee seddexda gobol, dayacada aad ku heysaan gobolka wax ka bedela waa dardaaran.

DOOGEEY NAADO WAAYE.

01/23/2026

Sawirkaan aniga ma fahmin AI miyaa mise odeyga Ictiraafkaa meesha ka galey.

Hogaamiyaha maamulka somaliland Cabdiraxman Ciro waxaan moodey inuu ahaa siyaasi rug cadaa ah oo aragti dheer leh, Balse sawirada noocan oo kale markaad aragto waxaa kusoo baxaya aragti kale.

Somaliland oo hada ku taagan wadadii kala taga ayaa siyaasiga waxaa uu weli been aan soconeyn ka iibinayaa shacabka reer somaliland ilaa goormee ayuu riwaadayan jili doonaa.

Waqooyi bari tagtey, Awdal state hadey ayey wadada xaaraneysaa, kooxda wax aqoonsatey qariirad noocee ah ayaa loo gudbin doonaan gabagabada riwaayada.

Wasiirka dekedaha oo Cusmaan Dube uga jawaabay baraha bulshada 01/18/2026

Wasiirka dekedaha oo Cusmaan Dube uga jawaabay baraha bulshada

Wasiirka dekedaha oo Cusmaan Dube uga jawaabay baraha bulshada Wasiirka Dekedaha Somalia C/qaadir Maxamed Nuur ayaa baraha bulshada soo dhigey qoraal uu ugu jawaabayo hadalo maalmihii ugu danbeeyay uu baraha bulshada soo dhigayey Siyaasiga Cusmaan Dube oo ka s…

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland 01/18/2026

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia ee Laas-caanood ayaa sheegaya in maanta Maamulkaasi sii deyn doono Maxaabiis reer Somaliland kuwaasoo mudo ku xirnaa Laas-caanood. Wararka…

01/08/2026

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, Bahda Daafeet Media waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga direysaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey Maxamed Ibraahin Boolis oo habeenkii xaley ku geeryoodey Magaalada Toronto ee Dalka Canada.

Waxaan ilaahay subxaanahu watacaa uga baryeynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo eheladii iyoqaraabadii uu ka geeryoodeyna samir iyo iimaan ilaahey ka siiyo.

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile 01/06/2026

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey talaabadii maanta ciidamada Dowlada Federaalka ku dileen dad shacab ah oo sameynaayey mudaaharaad looga horjeeday boobka dhulkii warl…

Dowlada federaalka somaliya oo sharci daro ku tilmaantey socdaalkii uu maanta wasiirka arimaha dibada israaiil ku tegey magalada hargeysa 01/06/2026

Dowlada federaalka somaliya oo sharci daro ku tilmaantey socdaalkii uu maanta wasiirka arimaha dibada israaiil ku tegey magalada hargeysa

Dowlada federaalka somaliya oo sharci daro ku tilmaantey socdaalkii uu maanta wasiirka arimaha dibada israaiil ku tegey magalada hargeysa War kasoo baxay Wasaaradda arimaha dibadda ee Soomaliya ayaa lagu sheegey in socdaalkii uu maanta Haregysa ku tegey wasiirka arimaha dibadda Isreal uu ahaa “Mid sharci darro ah”. Dowladda Soomaaliy…

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa 01/06/2026

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta wasiirka arrimaha dibeda Israel uu ku tagay magaalada Hargeysa halkaasoo uu kula kulmay Madaxweynaha iyo madaxda kale ee maamulkaas. Waf…

Xisbiga Himilo Qaran oo war kasoo saarey kulan ay habeenkii xaley wada yeesheen madaxweyne Xasan Sheekh iyo hogaamiyaha xisbiga himilo qaran 01/05/2026

Xisbiga Himilo Qaran oo war kasoo saarey kulan ay habeenkii xaley wada yeesheen madaxweyne Xasan Sheekh iyo hogaamiyaha xisbiga himilo qaran

Xisbiga Himilo Qaran oo war kasoo saarey kulan ay habeenkii xaley wada yeesheen madaxweyne Xasan Sheekh iyo hogaamiyaha xisbiga himilo qaran Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii h**e ee Somalia ayaa War ka soo saaray kulan habeenkii xaley ay wadayesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuu…

Want your business to be the top-listed Media Company in Toronto?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Toronto, ON