KP Cadde
$$$$
04/28/2026
DAG DAG
IRAN oo doonaysa in ay dabin u dhigto Mareykanka!
Trump ayaa muujiyay inuusan ku qanacsanayn qorshe cusub oo ay Iran soo jeedisay, kaas oo ku saabsan in dib loo furo Marinka Hormuz ee xiran, isla markaana la soo afjaro colaadda u dhaxaysa Mareykanka iyo Iran, Tehran waxay soo jeedisay in marinka la furo lana qaado xayiraadda saaran dekedaha Iran, iyadoo gadaal looga hadli doono qorshaha barnaamijka nukliyeerka ee Iran, Laakiin Trump ayaa cabsi ka qaba qorshaha, iyadoo sababta ugu weyni ay tahay in soo jeedinta aysan waxba ka dhihin barnaamijka hubka nukliyeerka ee Iran.
Aqalka Cad ayaa doonaya in laga hadlo Barnaamijka Nuclear-ka Iran kahor inta aan miiska nabadda lagu go`aamin, laakiin taas wey fahamsan tahay Tehran waxayna doonaysaa in ay qodobada kale ka sheekeyso oo la helo is afgarad nabdeed, ka dibna la wajaho wareeg dheer oo is aragyo siyaasadeed ah.
02/10/2026
War Deg Deg : Sawirka Diyaarad Shacab oo Aden Cadde ka duushay, ayaa goordhoweyd soo dhacday, iyadoo aan hawada sare galin. Cid wax ku noqotay wali lama soo sheegin
Qababka lo qoslo
See la yeelay😂
Marki naagta ay maseersantahy
Shaaxle kk
Naagaha marki nimankoda ay TIJABINAYAAN
Prank
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Website
Address
Toronto, ON