GacanView
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from GacanView, Media, Mogadishu.
Yaab
08/03/2026
Madaxwaynaha Dalka Kenya oo kamaradu qabtay isagoo roob soo dhexmaray islamarkana ka qaubgalay shirk dalkiisa ka socda ,,
Lugood
Shacabka ayaa lugtooda uga baxaya magaalada Dahiyeh, oo ah duleedka koonfureed ee , kadib markii ay rasaas isweydaarsadeen Xisbullah iyo ciidamada Israa11L oo dagaal toos ah uu dhexmarayo. Waqtiguna waa 3:40 saqdhexe.
Xaalada Iran iyo Maraykanka Maanta | Wararka CAALAMKA
Deg Deg : Isra11L ayaa hadda Madaafiic ku weerartay magaalada ee dalka Lebanon, Kedib Weerarkii Gantaalada ee Xisbullah ku qaadeen Telavi^.
28/02/2026
Iran ayaa goordhoweyd xirtay marinka Hormuz, mana jiri doono wax markab ah oo marinka Hormuz isugu gudbi doona min Iran ilaa Yurub.
Ciidamada badda ee IRGC ayaa idaacada VHF kaga dhawaaqay in maraakiibta aan loo ogolayn inay gudbaan. Sidaasna Iran ku xirtay marinkaan muhiimka u ah dhaqaalaha adduunka gaar ahaan Shidaalka.
28/02/2026
Masuul ka tirsan howlgalka badda ee Midowga Yurub ee loogu magac daray Aspides ayaa sheegay in maraakiibtu ay heleen fariinta isgaadhinta raadiyaha (VHF) kuwaasi oo ka imanaysa Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan, iyagoo leh "wax markab ah looma oggola inay maraan Marinka Hormuz".
​Marinka Hormuz waa marinka ugu muhiimsan adduunka ee dhoofinta saliidda, kaas oo isku xidha dalalka ugu waaweyn ee saliidda soo saara sida Sucuudiga, Iiraan, Ciraaq, iyo Imaaraadka, isagoo ku xidha Gacanka Cumaan iyo Badda Carabta.
28/02/2026
Dowlada Ghana ayaa dadkeeda ku sugan dalka Qatar ugu baaqday iney raadsadaan guryo ay kaga dhuuntaan gantaalada Iiraan isla markaana naftooda ka taxadaraan.
Geesta kalena Wasaarada Arimaha dibeda Nayjeeriya ayaa sheegtay iney si dhow ula socoto khataraha ka socda bariga dhexe iyadoo kula talisay dadka u dhashay dalkaasi ee booqanaya Iiraan iyo Wadamada Khaliijka iney feejignaan dheeraad ah muujiyaan.
Deg Deg Oo Weyn : Burja Khaliifa oo sigatay | Daawo Iran ayaa meel aad ugu dhow diyaarad nooca droneska ku garaacday agagaarka Burja Khaliifa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu