Edmonton Somali Community
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Edmonton Somali Community, TV Network, Edmonton, AB.
06/25/2026
06/24/2026
HAMBALYO DANJIRE DAHIR HASSAN ABDI
Waxaan u hambalyeynaynaa Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Canada, Mudane Dahir Hassan Abdi, oo maanta si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga ugu gudbiyey Dowladda Canada munaasabad ka dhacday Rideau Hall.
Tani waa guul u soo hoyatay Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Canada, waxayna xoojinaysaa xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashi ee labada dal.
Waxaan Danjiraha u rajaynaynaa guul iyo waxqabad miro dhal ah intii uu gudan doono waajibaadkiisa qaran.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Edmonton, AB