Xapiip poi
Xapiip poi
02/16/2024
Mr big dreams🖤🙌
02/08/2024
14/Feb/2024
Malintaas Maxaa ii hadiyeen laheed😂
Me: vacation 🫣🫣
02/08/2024
Malintiiba inaan magacaga
Muhdon Milyaanjer kudhawaaqo Adigaaba Mutayoo Milgahaagu kaween kaween
miduu manku jaraayo🦋
Jumca Kariim all Muslim🥰🖤
01/26/2024
Best midfielder Pedri Hassan💙🤍
01/26/2024
Gabadhaan Sihaam Tahliil ah Galmudug dhiigga ayey u shubtay, waxa ay mudan tahay in lagu abaalmariyo dhiirragelinteeda.
01/21/2024
Doraad ma xusuusan karo, Waxaan dibin-daabyo falay
Shalay k**a daacad noqon, Dantayda wixii ahaa
Hadeerna si dawgu yahay , Dibaan ka ilaawayaa
01/19/2024
Maalmaha soo socda waxan morocco 🇲🇦 ku booqan doona walaashay lucy
01/19/2024
Jacaylka Farxadiisa Lagu sheegayo waa adigoo Hantiyey Qalpi si daacad ah ku Jecel Misana aan Rabin inuu ku waayo adiga❤😩
01/03/2024
Sanadkan wuxuu iigusoo galay North America, sanadkan sanad khayrkiisa wata alle ha inoga dhigo ❤️
01/01/2024
Waxaan darema casino markan ku barty sababto ah waxd thy qofki an in badn dunida ka radini jiray🫶🖤
 السلام عليكم ورحمة الله وبركاته🥰🧕
Wllky Ama walashy Mcn Halcodsi kaliye Ayaan wataa plz🙏🙏
Cafi walaalkaaga muslinka ah🥺🙏iskacafi Qof walibo kuxumeyey ama Kudhulmiyey🫶🌻
Ani waan kucafiyey wll🙏
01/01/2024
وماالحيوةالدنياالامتاعاالغرور(١٨٥)😰😰
Nolasha ma israacisay🥺😰
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Address
Edmonton, AB
T5H3K7