El-Adde Community In Canada
Association
01/04/2026
Edmonton oo kulan soodhaweyn loogu sameyey walalo nagu qaali ah oo kala yimid Magaaloyinka brooks iyo regina.
Soodhawaada.ka
06/07/2025
Ciid wanaagsan dhamaan umadda soomaliyeed.
Jaaliyada reer ceelcade qaybteeda ottowa ayaa dooratey guddi ka shqeyn doona arimaha Jaaliyada. Hamblyo soodhawaada.
Gudomiye Hussein Abdiwahid
Gudomiye ku xigeen Mohamed gurre
Xoghaye cabdulahi abdikariim
Guuleysata.
04/15/2025
Gudoomiye awale bashiir oo kulan soodhaweyn ah u sameeyey Professor Mohamed Farah Shirdoon oo ka imaadey Calgary, Alberta
Aad baan u bogaadineyna gudoomiyaha hawlaha la taaban karro ee uu qabtey waxaan leenahay mahadsanid.
03/31/2025
Eid Mubarak from Ottowa Ontario iyo odoyaasha si qurux badan u ciidey.
03/31/2025
03/31/2025
Eid Mubarak from lethbridge Alberta
03/31/2025
Eid Mubarak to all muslims.
02/27/2025
💍Hambalyo Aroos wacan 🥰
Waxaa farxad aan qoraal lagu soo koobi karin hambalyo aroos iyo duco halkan uga direynaa Walaal Adam abdiqadit Dirie iyo dumashi sagal inrahim oo Arooskooda maanta ka dhacay magaalada Kampala.
Waxaan idin leenahay isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela Reerkii lagu nastee, lagu nagaado oo wadajiree, oo nabad gala Allahayow idin ka yeel
Wiil & caano iyo Gabar & caano.
ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ
JAALIYADDA RER CEELCADDE EE DALKA UGANDA 🇺🇬
08/27/2024
Safar salaama nastexo abdi xassan allah haku fududeeyo safarkaaga nabad ku tagg walaal
From Uganda to Canada 🇨🇦
08/06/2024
Safar salaama Idman abdifitah mohamed (cabeey) nabad ku tag.
From Uganda 🇺🇬 to Canada 🇨🇦
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Edmonton, AB