Gamadiid

Gamadiid

Share

Waxaan soo gudbiyaa muqaalo kusaabsan dhacdoyinka dunida kuwooda ugu xiisaha badan.

Photos from Gamadiid's post 06/15/2025

🇮🇱🇺🇸 ISRAA’IIL WAXAY KAALMO WAYDIISANAYAN INUU MAREEKANKA DAGAALKA SOOGALO.

Israel waxay sheegtay inaysan Dagaalka sii wadi karin oo ay caawinaad u baahanthay.

Waxay yaqiiqsadeen inaysan burburin karin xarunta nukliyeerka ee Fordow ee Iran – oo ku taal meel aad dhulka ooga hoosaysa, Israa’iilna ma haysato bambaanooyin awood u leh inay gaaraan halkaas.

Haddaba, hadda waxay Israa’iil weydiisaneysaa Mareykanka inuu ku biiro weerarka, iyagoo rajeynaya in Washington ay qaadato masuuliyadda ugu weyn.

06/15/2025

CAASIMADA ISRAEL OO GUBANAYSO.

In ka badan 200 qof ayaa la soo sheegay in ay dhaawacmeen, waxaana mas’uuliyiintu sheegeen in ku dhowaad 35 qof wali la la’yahay oo ku hoos jira burburka.

Dhimashadana waxay kor udhaaftay labaatameeyo.

06/15/2025

🚨🇮🇷🇺🇸 IRAN OO WAX KABADASHAY WEERARKEDA. GANTAAL JAHWAREER KURIDAY NIDAAMKA DIFACA.

Iran waxay ku garaacday Israel gantaal cusub oo ay sheegtay inuu si fudud uga dhuuman karo nidaamyada difaaca cirka ee casriga ah ee ay Mareykanku bixiyaan.

Gantaalka waxaa la yiraahdaa “Haj Qassem,” waxaana loogu magacdaray jeneraal sare oo Mareykanku dileen dhowr sano ka hor. Qosol xad-dhaaf ah, miyaa?

Israel waxay gashay qalqal iyo isku dhexyaac.

Iran waxay sheegen Gantaalkaan inay marki ugu h**eesay isticmaaleen.

06/13/2025

Nin h**e uga tirsanaa hay’adda sirdoonka Maraykanka (CIA), haatana xabsi ku jira, ayaa shaaca ka qaaday xog qarsoodi ah oo tilmaamaysa in Israa’iil qorsheyneyso duqeymo ay beegsan doonto Iran, isagoo xusay xilliga la filayo in ay dhacaan weerarradaas.

Iran waxaaso dhan waxaat mooda inay iska indho tirtay hadana waxaa la beegsday xarumaheeda Nuclear ka sidookalana waxaa ladilay madaxdii ciidanka usareeyay.

11/23/2024

Filim ayeey ku bilaabatay Lkn hada waa xaqiiiq

Photos from Gamadiid's post 11/19/2024
Photos from Gamadiid's post 09/15/2024

Waxay u shaqeen jirtay Tiviga Qaranka Kenya NTV

Nasibo Kabale oo noqotay darbi jiif seexatana waddooyinka.
Wariyahan oo horay u qaadan jiray in ka badan 100k, ayaa maalin uun shaqadeedii wayday. Noloshu waxay ku noqotay mid adag, asxaabtii, qaraabadii iyo kuwii dad ugu dhawaw xiriirka ayeey u jareeen.
Ugu dambayn waxay go'aansatay inay ku noolaato waddooyinka. Xitaa waxay lumisay qaar ka mid ah ilkeheeda.

Noloshu waxay is bedeli kartaa wakhti kasta.

Markii h**e. Hadda.

07/12/2024
07/02/2024

Noloshada ayuu burburinayaa Social media

06/30/2024

isbadalka casriga kalaguurka Shaqaalaha. AMAZON

06/25/2024

Hal milyan iyo saddex boqol oo kun oo daryeel ayey fidiyeen Sacuudigu. 1,301 qof baa sanadkaan dhimatay. Soomaalida Illaa 8 qof baa la xaqiijiyey waase ka badan kartaa. Tunisia ayaan iyana arkay oo 64 Xaaji ka dhimatay.
83 boqolkiiba dadka dhintay waa kuwa aan haysan ogolaanshaha xajka.

Dadka aan haysan ogolaanshaha xajka ayaa lagu khasbay inay lugeeyaan masaafooyin dheer dheer waxaana ku jiray dad da’ ah iyo kuwa xanuunsan waana arrin walwalkeeda leh.

حج مبرور إن شاء الله

06/16/2024

Eid Mubarak dhaman Asxbta meel walbo aad jogtaaan. Allaha naga aqbalo acmaasha iyo Ducada.

Xageed ku ciidaysaa?

Want your business to be the top-listed Media Company in Edmonton?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


10620 112 Street NW
Edmonton, AB
T5H3G8