Maadeys
Hoyga: Fanka, Maadda & Mededdaallada.
MADAD YAA MADAD🦁🦁
Maadeys;—"Naagtaydii h**e fiicnaydaa" 😁😁
Xariifkanj waxa uu ku dheggan tahay kuwa is furo.
Qosolka Maadeys
Maad iyo Mededaallo:—Saaxiibayaal soo flow gareeya bogga.
Waa maadeys adduunyadu, dadkuna waa metelayaan.
—Jilaaa:- Sayidka barakeysan
"Waa Maadeys Adduunyadu, dadkuna waa metelayaan."
Meeshii Tiktok qaybtii Carruurtay iiga fureen😁😁
10/15/2025
🚨 Dhawaan xaaska fanaanka caanka ah ee Akon oo lagu magacaabo Tomeka Thiam ayaa ''Furriin' ka dalbatay fanaanka.
Waxay dalbatay LACAG dhan $100 MILYAN iyadoo tidhi "Xanuun kasta waan lasoo maray Akon, waan u qalmaa qaybtayda wixii aanu wada tabcanay"
Arrinta yaabka noqotay ayaa ah in maxkamaddu kaliya TOBBAN KUN oo dollar ugu tagtay Akoonkiisa isagoo lacagta inta kale ku qoray HOOYADII.
Casharkii Achraf Hakimi caalami buu noqday 😃🙆🏽♂️
Faraska Madow, marka aad iska dhigeyso aqoonyahan belo ka dhacday.😁
Xoog iyo Xeelad bay ku waddaa; Ilaahow la qabo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Website
Address
11804 Abbottsfield Road Nw
Edmonton, AB
T5W3T6