ASAL TV
This is the official page of ASAL TV, an Independent media group was established In 12-12-2013.
GO'AANKA ADAG EE KA SOO BAXAY MUCAARADKA & XASAN SH OO WAJAHAYA QORSHE CULUS OO UGA IMAANAYA...
XAALADA DAGAAL EE TUULADA MAREEYEY & GO'AANKA ODAYAASHA DEEGAANKA.
XAFLAD LAGU DAAHFURAYAY XARUNTA URURKA RAMAAS EE JOWHAR LAGUNA SHAACIYAY MURASHAX MADAXWEYNAHA HIRSHABELLE CALI AXMED MAXAMED
(Sh Calinuur Xoogsade) OO LAGU QABTAY MAGAALADA JOWHAR.
FALCELIN YAAB LEH OO KA DHALATAY TALAABO AY QAADAY DOWLADA XASAN SHEEKH.
DOWLADA XASAN SHEEKH OO JOOJISAY DHUL-BOOBKII AY KA WADAY MUQDISHO.
WAXUU KA HADLAY DILALKII DHACAY & MUSUQMAASUQA KA JIRA HIRSHABELLE.
DIGNIINTA LOO DIRAY MAAMULKA HIRSHABELLE
BAAQA SHACABKA TUULADA MAREEREY.
05/04/2026
Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa shaaca ka qaaday inay waxyar ka hor gantaallo ku weerarreen maraakiib dagaal oo Mareykan ah , kuwaasoo dansaday raadaarkooda, isla markaana ku soo dhawaaday marin-biyoodka Hormuz, saacado ka dib markii weerar gantaallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay ka dhaceen gudaha Imaaraadka Carabta , iyadoo weerar khasaare dhaliyay uu ka dhacay aagga warshadaha shidaalka ee Fujairah, halkaa oo la sheegay ugu yaraan saddex qof oo Hindi ah inay ku dhaawacmeen.
Iiraan waxay u muuqata inay farriin u diray Mareykanka oo sare u qaaday dhaqdhaqaaqyada dib usoo celin kara dagaalka , halka dhulka Imaaraadka uu noqday meelaha diyaar garowga ay ku sameynayaan Mareykanka iyo Israa’iil.
05/04/2026
Imaaraadka Carabta ayaa ku eedeyay Iiraan inay weerartay mid ka mid ah maraakiibtooda qaada shidaalka , xilli uu marayay marin-biyoodka Hormuz, sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Imaaraadka.
Abu Dhabi, waxay sheegtay labo diyaaradood oo aan duuliye lahayn in markabkan lagu weeraray, balse uusan jirin wax khasaare ah, wallow warsaxaafadeedka lagu sheegay inay Iiraan ku howlan tahay tallaabooyin ay ku burburinayso dhaqaalaha Imaaraadka.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Edmonton, AB