Sahro Boss Official
Welcome to my Official page
Hadaanad u quudhin puntland horumarkeeda🔥✅
Abwaan siciid maxamed cilmi talasame oo baaq nabadeed u diray bulshada rer sanaaag✅
04/18/2025
SSC Khaatumo 🐎✅
04/14/2025
Abdiwali ali gaas iyo farmaajo
Cawa waxba la ismu reebaan
Sayid xamse yasidka nool
Habeen taariikh ah 14/4/225🇸🇴✅
SSC✌️✅
01/06/2025
Howlgalka geesinimada leh ee ciidamada ammaanka Puntland ay ku qaadeen argagixisada waa tallaabo muhiim ah oo xoojinaysa halganka guud ee lagaga sifeynayo dalka argagixisada gumaadka ku haya dadkeenna, kana soo horjeeda horumarka dalkeenna.
Shacabka Soomaaliyeed oo idil waxaan ku boorrinayaa in ay u midoobaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada duullaanka ina ku ah, garab istaagaan ciidamada, kana fogaadaan dagaallada sokeeye oo ah qorshaha kaliya ee argagixisadu ay ina ku dhex joogi karto.
Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaan ugu baaqayaa in ay garab istaagaan howlgalka ciidamada ammaanka Puntland ay ku sifeynayaan deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan argagixisada Daacish oo halis jiritaan ku ah dowladnimada iyo isirka Soomaaliyeed.
Dawladda Puntland waxaan ku bogaadinayaa isku duubnida ku aaddan howlgalkan ee ay muujiyeen ciidanka iyo shacabka oo garab taagan, aniga oo guul u rajaynaya geesiyaasha ciidamada ammaanka Puntland ee hoggaaminaya howlgalka, iyaga oo ku sugan furimaha dagaalka ka dhanka argagixisada.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Calgary, AB