Zaki Awel

Zaki Awel

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zaki Awel, Digital creator, Addis Ababa.

16/08/2023

‎﴿إِنَّ ٱلْحَسَنَٰتِ يُذْهِبْنَ ٱلسَّيِّـَٔاتِ٤ُُ﴾ُ[هود: 441]
Wanaagyadu waxa ay tagsiinayaan xumaanaha Mar kasta oo aad fasho dambi

ku dheh naftaada: mar keliya ayaan gefay ee noloshayda oo dhan ma guuldarraysan.Ha quusan ee weysayso oo tuko laba rakcadood, intaa kadib ku tasbiixso farihii aad ku dambaabtay, kuna akhri Quraanka isla indhihii aad ku fiirisay xaaraanta waayo; taaha kuwa towbad keenaya Alle agtiisa waxa uu la mid yahay faqa kuwa addeecaya, Eebbena naftiisa ayuu u bixiyay dambidhaaf badane sababta oo ah; waxa uu kaa doonayaa in aad u soo laabato xaggiisa

DHAMBAALKA QURAANKA

Want your business to be the top-listed Media Company in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Telephone

Address

Addis Ababa