Isxaaq Rashid Cinro

Isxaaq Rashid Cinro

Delen

warar iyo sheekooyin ku saleysan xaqiiqda kala soco halkaan🎤https://youtube.com/@isxaaqshow1?si=mhLYrDBGsD19FL9G

06/10/2026

Warbixintaan dhoowr sano kahor ayan ka sameeyay halyeeygii Soomaaliyeed ee Eng Cadow oo ku jiray wareysigii dhawaan laga qaaday Danjire Salaad Cali Jeelle

Allah unaxariisto Maxamed Xuseen Cadow

06/10/2026

Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Ebola, ee gudaha Dalka Kenya lagu arkay kadib markii muwaadin Kenyan ah oo muddo toddobo sano ah ku noolaa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) uu cudurka la yimid dalka.

Wasiirka Caafimaadka Kenya, Aden Duale, ayaa sheegay in bukaanka lagu daaweynayay isbitaal ku yaalla Nairobi, balse uu geeriyooday isagoo helaya daryeel caafimaad. Ninkan ayaa DRC uga soo safray dhulka isagoo Uganda sii maray, kadibna Sabtidii diyaarad Jambo Jet ah uga soo duulay.

Mas’uuliyiinta Kenya ayaa hadda raadinaya 23 rakaab ah iyo afar shaqaale diyaaradeed oo la socday, iyadoo sidoo kale la diyaariyey goob karantiil ah si looga hortago faafitaanka cudurka.

05/10/2026

AUN Maxamed Xuseen Caddow Eng Caddow iyo wayahahii Halganka "

05/10/2026

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa hambalyo diirran u diray Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed Ali oo dib loo doortay.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inuu rajeynayo in dib-u-doorashada Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed Ali ay horseeddo xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyo horumarinta nabadda, xasilloonida iyo barwaaqada wadajirka ah ee labada dal iyo guud ahaan Geeska Afrika.

05/10/2026

Wasiirka Amniga Hirshabeelle Mudane Mohamed Abdirahman Kheire ayaa guud ahaan shacabka Hirshabeelle ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad-guuradda 10-aad ee kasoo wareegatay aasaaska Hirshabeelle.

Sanad waliba marka la gaaro 5-ta Oktoobar ayaa xusaa sanad-guuradda Hirshabeelle taas oo ku astaysan markii dhidibada loo taagay maamulka.

05/10/2026

Daljirkaas Camirada salaamaya ee muuqalka gadaal ka soo galay mardanbe ayaan ogaaday oo aan dib u fiiriyay muuqalka laandheere guuleyso🫡

30/09/2026
Photos from Isxaaq Rashid Cinro's post 30/09/2026

Dad aad u badan ayaa isugu soo baxay gooba cod bixinta Degmada Jalalaqsi sida h**ey u baahinay Jalalaqsi waxey ka mid aheyd meela sida weyn loo diidaana in ay ka qabsoonto doorashada isku sidkan ee Golaha deegaanada iyo Golaha Wakiilada ee Hirshabeele.

29/09/2026

Baladweyne waxaa soo gaaray Gudoomiyahii h**e ee gobolka Hiiraan CabdiFatax Xasan Afrax kaas oo JSP aay u asteysay in uu noqdo hogaamiye kuxigeenka Hirdhabelle isla markaana la gudoonsiiyay kaarka musharaxnimo

Cabdifatax oo aay la socdan masuuliyiin gobolka xilal ka soo qabtay xildhibaano iyo wasiiro ayaa ka soo dagay garoonka diyaaraha ee ugaas Khaliif xili goor sii h**eysay dhaqanka iyo siyaasiyiinta ka aragti duwan hirshabelle ee jooga Baladweyne aay sheegen in uu ka soo dagi karin Balafweyne

Hadaba xaalka magaalada Baladweyne ayaa ah mid aan la qiyaasi karin maadama aay ku wada hoyanayan garabyo kala aragti ah

Isku soo wada duubo Cabdifatax Xasan afrax ayeey JSP iyo madaxda dowladduba u aragtaa in aay isaga kala yareeyn karto cadaadiska ka saaran Gobolka Hiiraan

Isxaaq Rashid Cinro Soo follow garee Bogaan

Wilt u dat uw bedrijf hét hoogst genoteerde Kunst & Vermaak in Leuven wordt?
Klik hier om uitgelicht te worden.

Categorie

Telefoon

Website

Adres

Tiensevest 106
Leuven
3000

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Isxaaq Rashid Cinro nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Abonneren

We houden u op de hoogte van nieuws over Leuven.