Midnimo Football Club

Midnimo Football Club

Teilen

Waa kan page saxda ah kooxda kubada cagta ee Midnimo

22/06/2026

ciise midnimo mar u ka hadlayay waa yihisi midnimo fc

26/03/2026

TACSI TIIRAANYO LEH.
‎( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)

Kooxda Kubbada Cagta Midnimo Football Club waxey tacsi u direysa Qoyskii,qarabaadii iyo bahda kubbadda cagta,geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Maxamed Xuseyn Shiine (Carabey Buraale) oo ahaa halyey Sports,sidoo kale ahaa xoghayihii Naadiga Horseed SC.

Allaha ku abaalmariyo Janatul Ferdowsa.

05/03/2026

INAALILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.

Kooxda Kubadda Cagta Midnimo Football Club waxa ay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa captain-ki h**e kooxda Ayman Mohamed Hussain oo Aabihii ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Ilaahay ha u naxariisto marxuumka, qabrigiisana ha u waasiciyo, dambigiisana ha dhaafo,Samir iyo iimaan buuxa haka siiyo ciyaaryahankeena iyo qoyskiisa.

Waxaan la wadaagaynaa murugada iyo xanuunka, annagoo ah kooxda dhan.

18/02/2026

TACSI TIIRAANYO LEH

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Gudoomiyaha, ciyaartoyda iyo dhammaan maamulka kooxda iyo taageraayashaba waxee tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Guddoomiyaha Naadiga Dekedda Sports Club, Mudane Yaxye Maxamed, geerida naxdinta leh ee ku timid hooyadiisa Marxuumad Madiino Mahdi Maxamed oo maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho.

Waxaan Ilaahay uga baryeena Marxuumadda in uu ku abaalmariyo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna ka siiyo qoyskeeda, eheladeeda iyo dhammaan asxaabteeda.

18/01/2026

midnimo football club 2017/18

Wollen Sie Ihr Service zum Top-Fitness-Studio in Vienna machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Kategorie

Telefon

Webseite

Adresse


Vienna