Raali TV

Raali TV

Teilen

اللّهمّ صلّ على نبيّنا محمّد وعلىءاله وصحبه وسلّم
لاتحزن ان الله معنا

18/06/2025

Deg Deg: Hoggaamiyaha sare ee Iiraan ayaa si adag uga jawaabay hadalladii Trump ee ahaa in dalkiisu is dhiibo, wuxuu sheegay inaysan taasi aysan ku jirin buuggooda, isagoo ku nuuxnuuxsaday in ay diyaar u yihiin marxalad kasta.

18/06/2025

War deg deg ah: Ruushka ayaa uga digay Mareykanka inuu siiyo 1sraa!!l taageero military oo toos ah, isla markaana tilaabadaasi ay carqaladanayso amniga gobolka Bariga Dhexe.

18/06/2025

Gabadhii lashegay ine talefanka liqday oo shir jaraid qabatay ayaa cadeyse inesan talefan liqin oo lagu been abuurtay

Sido kale gabadha hooyaded oo warbahinta lahadashay ayaa shegtay in gabadheda ee qabto laba xanuun mid waa qumayo oo mararka qaar istage ka dhacesa sido kale waxe qabta naqas oo neefta ayaa ku dhagta sida saake dhacday.

17/06/2025

Xiis Xarago “ Amiir Aabihiis Waa kan Waa Nincaan Hilaac Waana Nin Reer Somaliland ah”

Inkastoo Nimcaan oo Qarinayo in uu Qabo Gabadhan Waayo Waxa uu ka Baqayaa Xaaskiisa 1-aad balse hada si cad ayey Wax kasta Banaanka u yimaaden.

Warka iska Dhamaaday ee Nagu kala Kaxeeya

16/06/2025

Sumayo Qurux Waxa ay Bilaal Bulshawi ka Balan Qaaday hadii uu Caato Noqdo in ay is Guursanayaan lkn Marka uu Caato Noqday oo Xitaa Caloosha Buufin lagu Caatowo Gashtay ayey Qoftii iska soo Jartay Goorme Balan ka Qaaday Bilaal.

Bailaal Hada Xoogaa wu yara Caatoobay isbadal ayuu soo Kordhiye si uu uguursaso Sumayo Qurux lkn Qoftii Waa Booday.

Maxay kula Tahay Adiga?

15/06/2025

Hada lacag hesho Wa iska qurxonane
Hayeh dadka dhaha lacag wax ma tarto warka isii ya he 🤣

14/06/2025

“Nin aan Waxba heysan Hadalkiisa Ma Rabo, Mana igu Dhihi Karo Waan Ku Jeclahay, Sababtoo ah Aniga libiska aan Xiranahay kaliya ayaa 1000$ kun Dollar ka Badan, marka Wiil Yar oo Shiid ah ima damci karo Kaliya waxaan Hadal u Furaa Ninka Alle Wax u dhiibay ee Markaan Xabiibi dhaho Jawaabta Gacanta ka Bixiya ee Lacagta Dusheyda ku Firdhinaya”

Mariya oo ah Gabadh Libiska ay Xiratahay aan Suuqa laga heleyn kaliya Dalab loogu sameeyo ayaa sidaan tiri

Maxay kula tahay fakarkaaga.

10/06/2025

Xalay TikTok waxa ka dhacay Live-kii abid taariikhda soomalida ugu daawashada badnaa, oo ay daawanayeen in ka badan 200K , waliba qof kaligii ahi soo galay, isaga oo noloshiisa khaaska ah ka hadlaya.

Huda Amuun Waa Inan TikTok caan ka ah, ciwaankeeda waxa ku xidhay dad ka badan 2.3M, waxa ay ku nooshahay dalka Jarmalka; waa Hooyo haysata laba wiil oo laba nin ay u kala dhashay, wiilasheeda ka wayni waa 7 jir, ka yarna 2 jir. Waa Hooyo da’ yar, waa gvbadh/Hooyo Soomaliyeed. Iyada habdhaqankeeda gaarka ah marka laga yimaado, caruurteeda si fiican bay u korisay, oo waligood lama arag iyaga oo dayacan.

Inta Aadan Aqriska Dhameysan Ka Hor Fadlan like saar

Haddaba wiilkeeda yar Aabihii oo Sharmake la yidhaa, oo ay kala tageen muddo h**e, ayaa marar badan Isku dayay in ay isku laabtaan , waanay ka diiday, maadaama uu balwado badan isticmaalo, masuuliyadna qaadi karin, kadib masayr dartii gaalada ayuu ku dacweeyay si caruurta loogala wareego.

Hudi Jarmalkii way kala soo baxsatay caruurteedii, Waxa ayna timid talyaaniga, si ay ammaan iyo nabadgalyo u hesho, caawa ayay live Soo gashay si ay Somali ugu gar dhigato. Dulmigu ma fiicna, Ilaahay waxaan ka baryayaa in Gaalada uu uga hiiliyo, oo caruurteeda nabad ku korsato, ninkaas xaasidka ahna sharkiisa dhaafiyo.

08/06/2025

Qadan Qaran “ Aniga Nabiga SCW Ma Caayin Codka Photoshop ayaan lagu Sameeye Dunida Maanta waa Hor martay adiga oo Nool ayaa lagaa Been Abuuran karaa”

Qadan Qaran oo 24 kii Saac la soo dhaafay Dadka Badan oo Soomaaliyeed ka Dalbanayeen in Gafka aya ka so Laabato ayaa sidaa Tiri Fikirkaaga ka dhiibo Maxay kula Tahay Adiga?

07/06/2025

Sharmaake oo ah ninkii h**e ee Huda amuun ayaa jaanis ku helay Huda waxa eyna ubadantahay in ilmaha laga qaato Gaalo loogeyn maayo ee sharmaake ayey maxkamada siin doontaa wiil kiisa iyo Wiilka uu adeer ka u yahay oo Hudo Usoo dhashey Nin kale

Nin Aad xumaan ku kala takteen wiil kaga uusan dhalin sidee buu ala dhaqmi karaa 🤔🥲🥲⁉️

07/06/2025

Subeyr oo loo yaqaan "Qooqaaga Qaranka" ayaa Live Tiktok kusoo galay, iyadoo si toos ah uu u daawanayey dad ka badan 100,000 oo qof.

Intii uu live-ga socday, Subeyr wuxuu si murugo leh uga hadlay tacadiyo uu sheegay inuu kala kulmay haweeney caan ka ah baraha bulshada oo lagu magacaabo Qadan Qaran. Subeyr wuxuu sheegay in hooyadiis geeriyootay, kadibna uu muddo la noolaa Qadan isagoo u arkayey in ay buuxisay kaalintii hooyadiis ee noloshiisa.

Si kastaba ha ahaatee, wuxuu sheegay in Qadan iyo carruurteeda dhowr jeer guriga uga saareen, isla markaana ay ugu dambeyn shirqool u dhigeen, taasoo sababtay inuu ka cararo Somaliland. Wuxuu sidoo kale sheegay in uu markii h**e kasoo guuray Muqdisho, balse hadda uu ku sugan yahay magaalada Garoowe.

Subeyr wuxuu la wadaagay dadkii daawanayey codad uu sheegay inay yihiin kuwo ay Qadan ku aflagaadayso hooyadiis dhimatay, Diinta Islaamka, Ilaahay iyo Rasuulka (NNKH). Isagoo aad u murugsan, ayuu Subeyr ugu baaqay hay’adaha ammaanka ee Somaliland inay arrintan si dhab ah u eegaan oo uu cadaalad helo.

Xigasho: Abdifatah Haaji Dirir

Wollen Sie Ihr Persönlichkeit des öffentlichen Lebens zum Top-Persönlichkeit Des öffentlichen Lebens in Vienna machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Webseite

Adresse


Vienna