Muna Creative
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Muna Creative, Graphic designer, Mogadishu, .
26/05/2026
Ciid Adxa Mubaarak Dhammaanteen, Alle hanaga aqbalo camalkeenna wanaagsan. ππ
26/05/2026
Yowmul Carafa ππ€
Maalin ducada la aqbalo, dambigana la dhaafo.
Alle ha inaga dhigo kuwii kheyrka hela, ducadoodana la aqbalo. π€²β¨
05/05/2026
Fursad Kale! π
Soorix waxay markale qabaneysaa webinar bilaash ah oo aad ku baran karto xirfado cusub oo qiimo leh.
π‘ Ka faaβiideyso fursaddan gaarka ah
π Webinarka waa FREE
π Shahaadadana sidoo kale waa FREE
Ha seegin fursad aad ku horumarin karto xirfaddaada adigoon wax kharash ah bixin!
π Isdiiwaangeli hadda oo ka mid noqo kuwa guuleysta π
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeVP8rmWGuDc5QbkS3cCXUmzHLTRTCSam09KixOYAqGKROTfA/viewform?usp=publish-editor
01/05/2026
Hambalyo maalinta shaqaalaha adduunka!
Maalin lagu xuso dadaalka, dulqaadka, iyo qiimaha ay shaqaaluhu u leeyihiin horumarka bulshada. Shaqo kasta oo daacadnimo lagu qabto waa sharaf iyo horumar. πΌβ¨
23/04/2026
Hal fikrad, Hal gabar & isbeddel weyn ππ»
21/04/2026
Hal-abuurnimadu waa iftiinka mustaqbalka π‘β¨
Maalinta Caalamiga ah ee Creativity and Innovation waxaan u dabaaldegeynaa fikradaha cusub, hal-abuurka, iyo awoodda maskaxda biniβaadamka.
Adiguna noqo qof abuuraya isbeddel, hal fikrad ayaa wax walba beddeli karta! π
20/04/2026
Habeen Jimco 23 April 2026 ayaa qabaneynaa Webinar-kaan waxaadna ku baran doontaa
"Sida aad eber uga bilaabi lahayd xirfadda design-ka ilaa aad ka gaarto heer aad lacag ka sameyn kartid"
F.G - Wax lacag ah lama qaadayo oo diiwaan gelin ma jirto!
π Shahaadaduna waa FREE
Halkaan ayaad iska diiwaan-gelin kartaaan π
https://forms.gle/VuK8MxtH91Zp4nZVA
Fursaddaan ka faa'iidaysta.
19/04/2026
Hal-Abuur Muuqda & Farshaxan soo jiidasho leh Muna Creative π₯
26/02/2026
Su'aal Diini ah π€
22/02/2026
π Ramadan Kariim!
Farxadda bisha barakeysan ee Ramadan awgeed, Muna Creative waxay kuu diyaarisay qiimo dhimis gaar ah dhammaan adeegyadeenna
Hadda ka faaβiideyso oo sumaddaada kor u qaad!