askar

askar

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from askar, Public Figure, Hargeisa.

01/03/2026

Iraan ayaa xaqiijisey inu dhintay hogaamiyihi sare iran ayatullahi cali khamenei ka dib duqaymo isreal iyo mareykan ay la beegsadeen

28/02/2026

Wararka isaso taraya yaa sheegaya in ladilay hogamiyihi ruuxiga ahaa balse warbahinta Iran wali wax wara k**ayso saarin

28/02/2026

Madaxweynaha Turkiga oo markii ugu horraysay ka hadlay weerarka maanta Maraykanka iyo Israa’iil ku qaadeen Iiraan ayaa sheegay in uu cambaaraynayo weerarka oo sheegay in lagu wiiqayo xasiloonida Iiraan.

Erdogan ayaa dhinacyada ugu baaqay in dagaalka la joojiyo oo wadahadal lagu beddelo.
Madaxweynaha Turkiga ayaa sidoo kale cambaareeyay gantaaaha Iiraan ku weerartay waddamada Carbeed.

“ Waxaan cambaareynaynaa weerarada lagu beegsanayo madaxbannaanida Iiraan iyo xasilloonida” Erdogan.

Turkiga ayaa la filayay markii h**e in uu isbarbar taago Iiraan balse waxa uu ku soo koobay in uu ka xun yahay xaaladda islamarkaana uu cambaaraynayo.
Mar sii horraysay wasiirka arrimaha dibadda Turkiga ayaa xidhiidh dhinaca Telephone-ka ah la sameeyay dhiggiisa Iiraan iyagoo ka wadahadlay xaaladda taagan.

28/02/2026

Ururka muslimiinta ayaa si adag ucambareyey were wererka ay Iran kuqaday wadamada khaliijka

28/02/2026

Wali way nool yihin beenti yuhuda taan larumaysan

28/02/2026

Iran 🇮🇷 ayaa xaqiijisey inay badqabaan madaxwaynaha iyo hogaamiyaha ruuxiga ahiba

18/01/2026
01/12/2025

Ciyaalo xamarku waaba hawl maydhan ilaa mareykanka ayaa laga qaylinaya

01/12/2025

Arinka yaan si qaldan loogu gudbinin bulshada qaladki dhacayna baadhis halagu sameeyo

29/11/2025

💥

19/11/2025
18/11/2025

Mudoyoyinkan udanbeeyey dollarku 1milyan SL shiling inu ka sareeyo mooye k**a hoos marin sababo jira awgood:

1.baanka dhaxe oon gacanta ku awoodi isku badelka lacagaha tasbadelkeda ganacsata iyo shariflayasha ayaa jangooya.
2.dollar ka oo si xawli ah wadanka uga baxa iyadoo lo diro dalka aynu jaar nahay si looguso account 1XBET (casino)
3.ganacsatada oo badeecoyinkooda ayso dejiyaaan qiimaha ugu jara dollar.
4.lacagihi dollar ka ahaa ee qurba joogta wadanku la iman jireen oo dhawrkan sano ee dambe ma yimadaan.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Website

Address

Hargeisa