How to Convert to Islam

How to Convert to Islam

Share

“I testify that there is no true god (deity) but God (Allah), and that Muhammad is a Messenger (Prophet) of God.”

09/24/2024

Alhamdulilah, I have been dealing hust 29 days I had 2 accident almost died. ربي يحفظني
Please if you know good attorney
Please let me know know referral 9729006673

09/08/2024

Dagdag reer Dallas ka dib
Waxaan hayaa shaqo dhaqso ah loo baahan yahay,
Lacag fiican la bixinayo, Yaan lagaaga hormarin, la socdo cafimaad iyo wax badan oo benefit ag la socdaan.
✅Shaqo badan ma aha (cunta karin, dhardhaqid, iyo feero, nadaafada guud.
QOFKU WAA IN UU BAABUUR HAYSTA. Dhaqso soo wac
6124044343 jak

08/22/2024

Alhamdulilah Qadar Alle doctorkii oo walwalaya ayaa isoo wacay (Covid-19) 10 Barina ixareeyey. Ducadiina aad aan u baahanahay, siiba qof waxaan ahay oxygen ku xiran DUCADIINA WAA U BAAHANAHAY.

Alhamdulilah is confirmed that I got COVID-19.

04/08/2024

Qoroxmadoow ma aha wax la raadsado, ee wax Alle loogu cararo salaadna loo tukado.

Solar Eclipse isn’t something to seek rather spiritually.
Navajo Nation.

Bring Smile By Bringing Eid Gift🎁 04/05/2024

Ka farxi ciyaalka iyo Hooyooyinka tabaalaysan ee Soomaaliyeed.

Sadaqadaada iigu niyayso duco🤲
Shirkadaan zeffty.com 100% waa $0 Fee ma aha Gofundme camal.

Waana shirkad baaritaankeeda badan yahay.

Bring Smile By Bringing Eid Gift🎁 As we know Ramadan is ending, many children don’t have Food let alone Eid cloth around the world. As sheikh Shakib y’all now me past two Decades. Specially towards the end of Ramadan with your sadaqah and Zakat we surprise families in IDPs by providing them Eid on your behave. TAKAAFUL FOUNDATIO...

11/06/2023

Please 🙏 pray for me, I will have surgery insha Allah🤲

Fadlan ducada haiga hilmaaminana qaliin aan maraa Haddii Alle idmo 🤲

Inta inaga xanuunsan Allaha caafiyo🙏qof walbana muraadkiisa Allaha u sahlo /fududeeyo.

09/03/2023

Correction

02/05/2019
Want your place of worship to be the top-listed Place Of Worship in Mansfield?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address

2300 Lone Star Road
Mansfield, TX
76063