Gurbiye

Gurbiye

Gurbiye is entertainment hub based in USA, UK and Turkey. The group is 24-hour news and entertainmen

05/31/2023

Waa Gurbiye iyo Geel oo is dagaalay!

Marka reerkaaga Geeley yihiin balse adiga aad ka qaddo dhaxalkaasi!

05/31/2023

Xog: Ra’isul wasaaraha Soomaaliya mudane Xamse Barre, Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Axmed Fiqi iyo mas’uuliyiin kaqeybgalay Federaalaynta hannaanka garsoorka iyo asluubta.

05/22/2023

Bile Boqortoyo Wararka Iyo dhacdooyinka Soomaaliya Guud ahaan
bile iyo xaqsoor Team waxa ee idiin so gudbin doonaan xogihii ugu danbeeyay xaqiiq ah .

05/04/2023

Caawa, ma daawan doontaa musalsalka ardey, mise waxaad taageertay fatwada takfiiriyiinta?!

12/17/2021

Tartankii musharaxiinta ayaa socda, bal caawa aan kala ogaanno cidda labadan mushrax taageero badan.

Shuruudaha:

1. U codee musharaxa aad rabto

2. Bogga like dheh

12/11/2021

Caawa waxaa markii ugu horeysay isku dhacay Sheekh Shariif iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur, yaa taageero badan?

12/08/2021

4-ta Musharax ee Isku Soo hartay:

Waxaa soo baxay (1). Cabdiraxmaan Cabdishakuur (2). Fowsiyo Xaaji Aadan (3). Sheekh Shariif Sheekh Axmed (4). Cabdiqaadir Cosoble.

Habeen dambe waxaa bilaaban doona wareeg is wada arag ah, si labada ugu dhibacaha badan final ugu gudbaan, oo midkood u guuleysto.

Gurbiye.

12/06/2021

Codeynta Waa Bilaabatay:

5-ta musharax ka dooro midka aad la dooneyso Madaxweynnimo. Isreebreeb dheer kadib 5-ta mid ka ah ayaa ku guuleysan doona.

Codeynta caawa waxaa ku hari-doona musharaxa 5-tooda hela codadka u yar.

Shuruudaha:

1. U codee musharaxa aad doonryso.

2. Like ama fellow dheh boggan.

12/04/2021

Codeynta Caawa waa Cabdiqaadir Cosoble iyo Maxamed Siriin, Yaa taageero badan?

Waxaay horay usoo baxay Sheekh Shariif, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Fowsiyo Xaaji iyo Geelle.

Shuruudaha:

1. Dooro musharaxa

2. Like dheh bogga

12/01/2021

Hooyadii dhiigga u baahneyd waa la caayiyey, mahadcelin ayaa idiin ka wadaa. Fadlan aan badino isu gargaarka.

Gurbiye

12/01/2021

Faafin Degdeg ah: Hooyo Soomaaliyeed oo ku jirto isbitaal Martini ayaa u baahan dhiiga nuuciisu yahay B+

Fadlan haduu dhiigaga yahay noocaas, oo aad wooddo caawi, aad ayey kuugu baahan tahay.

Kala xiriir: 0615285190

12/01/2021

Caawa tartanka waa musharaxiinta kala ah Daahir Geelle iyo Shariif Xasan, yey shacabku rabaan?

Shuruudaha codeynta:

1. U codee musharaxa

2. ama fellow dheh bogga

11/29/2021

Fowsiyo Xaaji ayaa soo baxday

11/28/2021

Tartankii musharaxiinta Madaxweyne ee Xasan Sheekh iyo Fowsiyo Xaaji oo ku celis noqday, fadlan hadda u codee si sax ah oo aan la adeegsan codad fake ah!

Shuruudaha:

1. U codee musharaxa.

2. Like ama fellow dheh bogga.

11/27/2021

Tartanka Madaxweynnimo: Yey shacabku rabaan Xasan Sheekh Maxamuud ama Fowsiyo Xaaji Aadan?

1. U Codee musharaxaaga.

2. Like ama fellow dheh bogga.

11/26/2021

Farmaajo waa laga adkaaday, tani waxay horudhac u tahay sida ka dhici doona baarlamaanka 11-aad.

11/25/2021

Yaa kusoo bixi doona tartanka caawa ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Farmaajo?

Tartankii xalay waa score ku adkaaday Sheekh Shariif oo usoo baxay wareegga xiga halka Cabdikarim Guuleed oo si k**a dambeys ah u haray!

Shuruudaha tartanka:

1. U codee musharaxaaga.

2. Like ama fellow dheh boggan

11/25/2021

Waxaan Hambalyo u dirayaa Maxamed Deeq Saalixi iyo Nasteexo Cabdiraxmaan Jaamac. Waxaan leeyahay isku waara, ubad Kheyr qaba kala hela.

11/25/2021

Caawa waxaa tartami doona hoggaamiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Farmaajo.

Diyaar ma tihiin?

11/24/2021

Yaa taageero badan Sheekh Shariif iyo Cabdikarim Guuleed?

Midka caawa guuleysta waxaa uu u dhowanaa inuu noqday madaxweynaha shacabka.

Codeynta waxaa ay xirmeysaa berri 4-ta galabnimo!

1. U codee musharax aad taageerto,
2. kadibna bogga Like saar ama fellow dheh!

11/24/2021

Akhriso: Isku aadka ugu adag iyo kala reebtada Tartanka Musharaxiinta Madaxweyne 2021:

Caawa: Sheekh Shariif vs Cabdikariim Guuleed

Khamiis: Farmaajo vs Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Jimce: Xasan Sheekh vs Fowsiyo Xaaji

Sabti: Shariif Xasan vs Daahir Geelle

Axad: Cabdiqaadir Cosoble vs Maxamed Cabdiraxmaan(Siriin).

5-ta kasoo baxda ayaa tartanka horay ugu sii soo socon doonta.

Diyaar ma tihiin?

11/21/2021

Kiiska Ikraan inuu xirmo maka xun tahay mise waa ku faraxsan tahay?

11/20/2021

Codeynta Waa Bilaabatay: 7 Musharax ee "League B" Ee Musharaxiinta Madaxweynaha oo Fursad La Siiyey!

Todobadan musharax ee hoose horay ayaa looga adkaaday, waxayna aadeen League B, laakin maanta guddiga doorashada ayaa siiyey fursad kale!

48 saac ayuu tartanka furan yahay, oo hadda bilaaban doona, Labada musharax ee ugu taageero bata ayaa ku biiri doona League A halka inta soo harta ay si k**a dambeys ah tartanka uga hari doonaan.

Fiiro Gaar ah: Waxaa tixgelin gaar ah leh qofka codeeya isaga oo page-kan "Like ama fellow" dhahay! Nasiib Wacan.

Gurbiye

11/19/2021

Jimco Wanaagsan:

Waxaan soo dhoweynayaa dhammaan asxaabta boggan kusoo biirtay, waxaan hubaa inaad ka heli doontaan.

Abdi Aziz Gurbiye

11/18/2021

Musharax Siriin ayaa adkaaday isaga oo ku biiray League A.

Hadda kadib codeynta page’-kan ayey ka dhici doontaa oo lama xisaabin doono qof aan like ahayn, oo xubin ka aheyn boggan.

League A waxaa usoo baxay oo tartami doona Xasan Sheekh, Farmaajo, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Sheekh Shariif, Geelle, Siriin iyo qaar kale.

Gurbiye

11/18/2021

Codbixinta musharaxiinta halkan ayey ka dhici doontaa, oo lagu dooran doonaa Madaxweynaha shacabka 2021-ka

Like saar, hadda oo u sheeg saxiibkaa.

11/18/2021

Imisa ayaa sugeyso tartankii musharaxiinta?

11/17/2021

Tartanka Madaxweynnimo iyo codka shacabka

Ilaa hadda waa League A usoo baxay musharaxiinta kala ah: Xasan Sheekh, Farmaajo, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Sheekh Shariif, Shariif Xasan, Daahir Geelle iyo Geedi, yaad is leedahay marka la tartansiiyo dhexdooda waa uu qaadi doonaa koobka?!

11/17/2021

Hirshabeelle Derby: Ciddee ayey Shacabka la doonayaan Villa Somalia?

Tartanka Madaxweynimo ee caawa, waxaa isku soo aaday labo musharax Madaxweyne oo kala ah Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed iyo Maxamed Cabdiraxmaan(Siriin), Yaa shacbiyad badan?

Musharaxa guuleysta waxaa ku biiri doonaa League A, isaga oo tartan kale la geli doona musharaxiinta uga horeysay ee Xasan Sheekh, Sheekh Shariif, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Farmaajo, Geelle, Cosoble iyo Shariif Xasan.

Gurbiye

11/17/2021

Musharax Cabdiqaadir Cosoble oo ka adkaaday Fowsiyo Xaaji.

Natiijada oo isbadbadal badan ku dhacay saacadihii tagay ayaa ugu dambeyntii waxaa ku guuleystay Cosoble isaga oo maalmaha soo socda la tartami doona musharaxiinta uga horeysay League A.

Gurbiye

11/17/2021

Codeyna Cosoble iyo Fowsiyo waa lasoo gabagabeyn doonaa 2:00 duhurnimo!

Midka guuleysta waxaa noqon doonaa League A halka midka khasaarana uu aadi doono League B.

League A waa liiska ay shacabka Soomaaliyeed maalmaha soo socda ka xulan doonaa madaxweynahooda 2021-ka, waxaana ilaa hadda liiska ku jira, oo usoo baxay Xasan Sheekh, Sheekh Shariif, Cabdiraxmaan Cabdirashakuur, Farmaajo, Shariif Xasan iyo Geelle.

Gurbiye.

11/16/2021

Tartanka Caawa ee Madaxweynenimo waa cidda shacbiyad badan Cabdiqaadir Cosoble iyo Fowsiyo Xaaji.

Midkii guuleysta waa League A, midka laga guuleyso waa League B, oo waa harayaa.

Gurbiye

11/16/2021

Musharax Daahir Geelle oo ka adkaaday musharax Cabdinaasir Cabdulle!

Tartan adkaa, oo xalay ilaa maanta daqiiqad walba is bedbedalayey kadib daraawiishta Daahir Geelle ayaa garaaday Cabdinaasir Cabdulle, sidaa darteed Geelle waxaa uu ku biiray League A halka Cabdulle aaday League B.

League A, oo ah kuwa ku loolami doona kursiga Villada Somalia, waxaa ilaa hadda usoo gudbay Xasan Sheekh, Sheekh Shariif, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Shariif Xasan iyo Daahir Geelle.

Gurbiye

11/16/2021

Natiijada tartanka musharaxiinta Daahir Geelle iyo Cabdinaasir Cabdulle kala soco halkan!

09/03/2021

DEG DEG: Saddex xildhibaan oo ka tirsan
Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa goordhow ku dhaawacmay bambo gacmeed lagu weeraray guri ay degaanaayeen oo ku yaalla magaalada Jowhar. Arrintan ayaa imaaneysa xilli dhowaan halkaas ka dhici doonaan doorashada Aqalka sare.

09/03/2021

Al-Shabaab ayaa iska fogeysay inay ka dambeyso dilkii Ikraan Tahliil, isla markaana aysan wax shaqo ah ku laheyn dilka iyo afduubka gabdhaas.

09/03/2021

Madaxweyne Xasan Sheekh: Eebe ha u naxariiso Ikraan, Ummadda Soomaaliyeed & qoyskeedana samir & iimaan haka siiyo.
Kiiskan waxaa hareeyay mugdi iyo shaki laga qabo dhinacyada ku lugta leh, sidaas darteed waa in baaris madaxbannaan lagu sameeyo. Lama aqbali karo in tuhmanayaashu garsoorayaal ka noqdaan.

08/21/2021

Shirka Afisyooni oo Lagu Xoogi-doono Beelaha Soomaaliya, Damaca Deni iyo Qooq-qoor ee Madaxweynnimo

08/13/2021

Qoor Qoor Oo Wada Qorshe Kursiga Qiyaamaha Loogu Xiraayo Qeybdiid & Xaaf Oo Shuruudo Adag Wata

Want your business to be the top-listed Media Company in Louisville?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Waa Gurbiye iyo Geel oo is dagaalay! Marka reerkaaga Geeley yihiin balse adiga aad ka qaddo dhaxalkaasi!
Xog: Ra’isul wasaaraha Soomaaliya mudane Xamse Barre, Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Axmed Fiqi iyo mas’uuliyiin kaqeyb...
Shirka Afisyooni oo Lagu Xoogi-doono Beelaha Soomaaliya, Damaca Deni iyo Qooq-qoor ee Madaxweynnimo
Qoor Qoor Oo Wada Qorshe Kursiga Qiyaamaha Loogu Xiraayo Qeybdiid & Xaaf Oo Shuruudo Adag Wata
Rooble oo Farmaajo Kanaha Lagu Dulmay, Sheegana inuu Dalka gacantiisa ku jiro
Daawo: Magacyada 7 Maamul oo magacaabay guddiyada SIET ee doorashada. Liiska 1-aad muran ayaa ka jira.
Isbarbar-dhigga Farmaajo iyo Aadan Cadde: 10 Qodob oo Waddaniyadda iyo Shaqada Madaxweynenimo ah!
Daawo: Afar Sano oo uu joogay Farmaajo, waxaa la lunsaday hanti dadweyn iyada oo la jabiyay Dastuurkii, Hadda waa sidee ...
Xog: Labo Mas’uul oo Ka Tirsan Hey’adda Qaxootiga Qaranka oo Weli Ku Jira Guddiga Doorashada Dadban
Xog: Farmaajo Oo u Duulaya Antalya , Turkiga, Maxaa Loogu Diiday La Kulanka Erdoğan?
Gurbiye Ka Daawo: Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin Hiillo u ah Waalidiin Caruurtooda Xoog Lagu Askareeyey. Like) saar!
Mushkilad Cusub: Farmaajo iyo Rooble oo Dagaal Ku Bilabay Cabdi Xaashi iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Telephone

Website

Address

Louisville, KY
40118
Other Media/News Companies in Louisville (show all)
The Highlands Map & Guide The Highlands Map & Guide
Louisville

Welcome to the Highlands!

Al Dia en America Al Dia en America
PO Box 206275
Louisville, 40250

Kentuckiana's Spanish language media outlet since 2004

Jan Abbott Photography Jan Abbott Photography
Louisville

My goal is to show real life with a twist, through light and shadow, lens choice and camera angle.

WHAS11 News WHAS11 News
520 W. Chestnut Street
Louisville, 40202

Louisville, Kentuckiana's social news source. The area's latest news, weather and sports.

HerScene HerScene
Courier-Journal Building
Louisville, 40202

Her Scene brings you behind the scenes photos, videos and more. Fashion expert Christine Fellingham

Louisville Business First Louisville Business First
462 S 4th Street, Ste 450
Louisville, 40202

Subscribe today! https://bit.ly/364Avr6

Top Tube ZU Top Tube ZU
979 Primrose Lane
Louisville, 40281

Top, Smile, Big, Smart, Life, Build, Team

The Louisville ProActivist Report The Louisville ProActivist Report
Louisville

Sitdown interviews and live event coverage. Independent media from a leftist perspective.

La Bohème XXI La Bohème XXI
Louisville, 40272

Revista de variedades con multiples secciones incluidas noticias y analisis

Seedorfa Seedorfa
Louisville

новости

Kairo IUO Kairo IUO
3494 Gregory Lane
Louisville, 40202

Free Fun EY Free Fun EY
1740 Highland Drive
Louisville, 40217

Level, Star, Tool, Hight, Play, Viral, Full, Excellent